Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamo cusub oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi  Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa tababar usoo xirey qaar ka mid ah ciidanka Boliiska gaarka ah ee Haramcad oo qeyb ah ciidanka xasilinta caasimadda.   Ciidamadan oo qaatay tababar sare oo ku aaddan amniga iyo xasilinta caasimadda ayaa waxa uu Wasiirku ku bogaadiyay dedaalka ay muujiyeen muddadii ay ku jireen tababarka,...

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Wasiir Daa'ud Aweys Jaamac oo Warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho maanta ayaa waxa uu sheegay in shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ku yeesheen magaalada Muqdisho ay ku go'aamiyeen in nus malyuun doolar lagu kabo si loogu kaabo daryeelka caafimaadka ee dadkii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay masiibadii ka dhacday Xeebta Liido.   Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka...

Wasiir Mukhtaar Roobow oo ka qayb-galay shirweyne caalami ah

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Owqaafta XFS Mudane Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Magaalada Makka Al-Mukarama ee dalka Sacuudiga uga qeyb galay Shirkii 9-aad ee Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimmaha Diinta ee dunida Islaamka.   Shirkan ayaa looga hadlay sida ay isku kaashan karaan Caalamka Islaamka ayna iskaga taageeri lahaayeen la dagaallanka Khawaarijta iyo fikirka gaalaysiinta dadka Islaamka...

Xildhibaan Maalik Cabdalla oo weerar culus ku qaaday xukuumadda Dan-Qaran

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Maalik Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaamiyo ra'iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.   Maalik Cabdalla ayaa tilmaamay in dibadb-baxii ka dhacay xeebta Liido uu ahaa mid abaabulan oo kaambeyn ah, isla markaana ay soo abaabusho xukuumadda Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa shaaca ka qaaday in Al-Shabaab aan...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay xeerka shaqada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya.   Hindisahan oo gacan tag ahaa ayaa waxaa oggolaatay 138-Xildhibaan, afar xildhibaan ayaa diidday halka uu ka aamusay hal xildhibaan. Guddoomiyaha goalaha Shacabka ee BFS mudane, Sheekh Aaden Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoominayay kulanka maanta ayaa ugu dambayn ku dhowaaqay inuu ansax...

Somali Cabinet Appoints 12 Ambassadors and 2 Consuls General in Historic Move

MOGADISHU, Somalia - The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia convened an extraordinary meeting on Tuesday night in Mogadishu, chaired by the Prime Minister, Hamza Abdi Barre.   The primary agenda was the appointment of new diplomatic representatives, which was unanimously approved by the cabinet. In a significant move to strengthen Somalia's international relations, the Council of Ministers has...

Somalia’s Cabinet Pledges Support for Lido Beach Blast Victims

MOGADISHU, Somalia - In a significant move towards aiding those affected by the tragic Lido Beach explosion, the Cabinet of Ministers of Somalia has announced a substantial financial relief package.   The government has committed to disbursing half a million dollars to support the victims who sustained injuries during the brutal attack that claimed innocent lives. Prime Minister of Somalia has shown...

XFS oo nus milyan dollar ugu deeqday dadkii ku waxyeelloobay weerarkii Liido

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa $ 500,000 ugu deeqay ehelada dadkii ku waxyeelloobay weerarkii ay dhowaan Al-Shabaab ka geysatay Xeebta Liido, kadib kulan deg-deg ah oo ay xalay ku yeesheen Muqdisho.   Golaha ayaa ku dhawaaqay in ay lacag Nus Milyan Dollar ah Xukuumaddu ugu talagashay in la siiyo ehelada dadka waxyeelladu ka soo gaartay qaraxaasi, halka...

Daawo: Laba wiil oo walaalo ahaa oo lagu dilay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay laba wiil oo walaalo ahaa aano qabiil darteed loogu dilay gobolka Galgaduud.   Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Oodan, waxaa labada wiil lagu kala magacaabi jiray Cabdinaasir Axmed Carab iyo Cabdkariin Axmed Carab, kuwaas oo deegaan ahaan kasoo jeeda magaalada Cadaado oo haatan maydkooda la...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo xalay ansixiyay safiiro cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey qaraxii argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido Jimcihii la soo dhaafay.   Golaha ayaa ku dhawaaqay caawa in ay lacag Nus Milyan Dollar ah Xukuumaddu ugu talagashay in la siiyo dadka waxyeelladu ka soo...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...