NUSOJ Denounces Secrecy and Serious Flaws in Somalia’s Official Information Bill, Threatens Democratic Transition
19 July 2024: The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) firmly opposes the Federal Government of Somalia's approach to the Official Information Bill (OIB), as it is clearly detrimental to the fundamental principles of democracy, accountability and human rights. While the initiative to legislate for enhanced transparency and access to information is commendable, the current text of the Bill...
Galmudug oo soo dhaweysay go’aannadii kasoo baxay shirka Golaha Amniga Qaranka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweysay go’aannada kasoo baxay shirka Golaha Amniga Qaranka ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirka ayaa waxaa laga soo saaray go'aanno culus ii ku aadan hubkii lagu boobay magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, si tallaabo looga qaado dadkii hubkaas sida sharci darrada ah...
Ciidamada DF oo howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab ka sameeyay Galgaduud
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Mesagawaa ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay xubin ka tirsan Argagixisada kaas oo lagu qabtay koontaroolka Mesagawey, Ninka la toogtay ayaa ku hubeysnaa qoray AK-47 ah.
Sidoo kale ciidamada ayaa qabtay 3 gaari oo nuuca layla Calaawi ah oo shidaal waday, waxaana lagu qabtay deegaanka Xuseen cagey, saraakiisha ayaa sheegay inay...
Turkey to Send Ship to Search for Oil and Gas Off Somalia
MOGADISHU - Turkey will send an exploration vessel off the coast of Somalia later this year to search for oil and gas as part of a hydrocarbon cooperation deal between the two countries, the Turkish energy ministry said on Thursday.
"We will send our Oruc Reis vessel at the end of September, or early October to Somalia. It will conduct...
Somalia Issues a Total Ban on Non-State Actors’ Weapons Trade
MOGADISHU, Somalia - In a significant move to curb illicit arms trade and enhance national security, Somalia has imposed a total ban on the trade, smuggling, and other transactions related to weapons and ammunition within the country by non-state actors.
The decision was made on Thursday following an extraordinary meeting of the National Security Council, chaired by President Hassan Sheikh...
Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray go’aanno kadib hubkii la bililiqeystay
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Amniga Qaranka maanta oo ay Taariikhdu tahay 18-ka Luulyo 2024.
Kulanka ayaa qodobaddii looga hadlay waxaa ka mid ah dhacdadii hubka sharci darada ahaa ee sida dhumaaleysiga ah lagu soo galiyey deegaano...
Somali Council of Ministers Convenes to Address Key National Issues
MOGADISHU, Somalia - The Somali Council of Ministers convened today for its weekly meeting, chaired by the Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre.
Thursday's meeting focused on a range of critical issues affecting the country, including security, health, and matters related to the Hajj pilgrimage.
Security updates were a central focus of the meeting, with the Ministries of Internal Security,...
Somalia Court Upholds Death Sentence for Police boss and Accomplices in Businessman’s Murder
MOGADISHU, Somalia - In a significant ruling, the Supreme Court of the Armed Forces in Somalia has upheld the death sentences of former Huriwa district police commander Abdifatah Mohamed Hassan Qoslaye and Mohamed Abdi Mohamed Qone for the murder of businessman Abukar Ahmed Kabah on February 22, 2024.
The decision comes after the verdict of the First Degree Court of...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka shanaad ee Guddiga Joogtada ah oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...
Maxkamadda sare ee ciidanka oo maanta markale xukuntay Qoslaaye iyo kooxdiisii
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Kooxdiisa oo mid maqane ah uu ku jiro, kuwaasi oo ka wada shaqeeyey dilka Marxuum Abuukar Axmed Kaabax, falkaasi oo dhacay Labaatan iyo Labadii bishii February ee sanadkaan 2024.
Kooxdaan oo kooban Lix qof, ayaa Qoslaaye...











