Kenyan president dismisses almost entire cabinet after weeks of protests
NAIROBI, Kenya - Kenyan President William Ruto announced on Thursday the dismissal of almost his entire cabinet and consultations to form a "broad-based government" following widespread anti-government protests.
The East African nation was left reeling after peaceful rallies last month over steep tax increases flared into deadly violence with police firing at crowds who stormed parliament, leaving it partly ablaze.
Led...
Somali National Army Liberates Key Areas from Al-Shabaab Control
BELEDWEYNE, Somalia - The Somali National Army, with crucial backing from local residents, successfully liberated the Burweyn district and Show village in the Hiran region.
The operation, launched from nearby Jalalaqsi district, marks a major turning point in the ongoing fight against the extremist group in the region.
Nur Mohamed Absuge (Nur Dheere), Chairman of Jalalaqsi district and a former military...
Madaxweynaha dalka Kenya oo maanta kala diray golihiisa wasiirada
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta kala diray dhammaan Golihiisii Wasiirada marka laga reebo Wasiirka Arrimaha Dibadda.
Ruto ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday xeer ilaaliyaha guud ee Kenya.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah cadaadis todobaadyadii u dambeeyay Ruto uga imanayay baarlamanka Kenya oo ka dalbanayay inuu eryo wasiiro ay ku sheegeen kuwa fadhiid ah, musuq-maasuq badan, oo...
Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano ku yaalla gobolka Hiiraan
JALALAQSI (SMN) - Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka deegaanka ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegay deegaano ku yaalla gobolka Hiiraan.
Ciidamada isbaheysanaya oo ka dhaqaaqay degmada Jalalaqsi ayaa gaaray degaannada kala ah Buurweyn iyo Show oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.
Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge (Nuur dheere) oo ka mid ah Saraakiisha iyo mas'uuliyiinta howlgalka hoggaaminaya...
Tragic Landmine Incident Claims Lives of Children in Somalia
DHUUSAMAREEB, Somalia - In a devastating incident that highlights the ongoing dangers of unexploded ordnance in Somalia, a landmine exploded among a group of children in the Heraale area of the Galgaduud region, resulting in the loss of three lives.
According to sources from Shabelle radio, the mine detonated while the children were playing, causing immediate fatalities. Two of the...
Somalia: Heavy Clashes in Lower Jubba as Al-Shabaab Counterattacks
KISMAYO, Somalia - The Lower Jubba region has become a hotbed of conflict as Al-Shabaab militants launched a fierce counteroffensive near the town of Buloxaji. This area was recently reclaimed by Jubbaland and Danab forces, setting the stage for a dramatic showdown.
According to local residents, the clash escalated into a prolonged face-to-face battle, resulting in significant casualties. Reports confirm...
President of HirShabelle State Meets with Head of IOM to Boost Stabilization Efforts**
JOWHAR, Somalia - In a meeting that could only be described as a rendezvous of minds dedicated to progress, the President of HirShabelle State, Mr. Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlawe), sat down with the Head of the International Organization for Migration (IOM) in Somalia, Frantz Celestin.
The agenda? Strengthening cooperation and accelerating ongoing projects, with a special focus on stabilization...
Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuuraha Dakhliga iyo Xeer-Nidaamiyaha Maaraynta Maaliyadda Guud, Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Amaahashada iyo Soosaarista Damaanadaha.
Golaha Wasiirrada ayaa warbixin ku saabsan horumarka iyo dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha dalka ka dhageystay Wasaaradda Howlaha Guud oo soo...
Al-Shabaab oo weerar rogaal celis ah ku qaaday deegaano u dhow Buula-Xaaji
KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ay Al-Shabaab weerar rogaal celis ah ku qaadeen deegaano u dhow magaalada Buula-Xaaji oo maalmo kahor ay la wareegeen ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab.
Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal foolka fool ah oo dhex-maray labada dhinac, kaas oo saacado badan qaatay, sida ay innoo sheegeen qaar...
Carruur walaalo ah oo ku dhintay miino kula qaraxday deegaanka Xeraale
DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan kasoo baxaya miino carruur walaalo ah kula qaraxday deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud, taas oo dhalisay khasaare dhimasho leh.
Miinada ayaa lagu soo warramayaa inay ku qaraxday carruurta, xilliga ay ku ciyaarayeen, sida ay Idaacadda Shabelle u sheegeen ilo dadka deegaanka ah.
Carruurta oo saddex ahaa ayaa laba kamid ah goobta ku dhinteen, halka mid...








