Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.   Shirkaan ayaa diiradda lagu saaray sidii Imaaraadka SoDMA uga taageeri lahaa mashaariicda u adkaysiga aafooyinka, ka soo kabashada waxyeelladii ay geeysteen fatahaadihii hore ee El-nino iyo in laga shaqeeyo mashaariicda soo kabashada xalalka...

Turkey to Mediate brewing tension Between Somalia and Ethiopia

ANKARA - In a bid to resolve the ongoing conflict between Somalia and Ethiopia, Turkey has stepped up as a mediator, aiming to bring the two countries to the negotiating table in Ankara on the 30th of this month.   The Turkish government is pushing for talks to address the tension that has escalated between Mogadishu and Addis Ababa due to...

Xog: Turkiga oo bilaabayo wada-hadallo u dhexeeyo Soomaaliya iyo Itoobiya

ANKARA (SMN) - Dowladda Turkiga ayaa bilowday dadaallo ku aadan sidii ay u wada-hadli lahaayeen Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay haatan ka dhexeyso xiisad ka dhalatay heshiiska badda.   Dowladda Turkiga ayaa labada dal cadaadis ku saareyso inay 30 bishan ay wada-hadallo uga bilowdaan magaalada Ankara, si xal looga gaaro xiisadda dhex taalla Muqdisho iyo Addis Ababa. Ilo wareedyo xilkas ayaa innoo...

Escalating tribal Conflict in Galmudug Region Leaves Civilians Casualties

GALKAYO, Somalia - In a shocking development, a fatal communal war has erupted on the outskirts of Dhusamareb, the capital of Galmudug, a region in central Somalia.   The conflict, which is currently ongoing between two clans, has been reported to have taken place in the Taragaduud area in the east of the Galgaduud region under Galmudug. The warring factions are from...

Ardey laga hor istaagay imtixaanka oo mudo kooban xirtay waddo muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Arday careysan oo laga hor istaagay inay galaan imtixaanka ayaa maanta dibad-bax ka dhigay Jaamacadda Ummadda, qaybteeda Gaheyr ee magaalada Muqdisho.   Ardayda oo soo daahay ayaa fasalka laga celiyay, waxaana kadib ay isku dhaceen ciidamadii ku sugnaa goobta. Sidoo kale waxaa halkaasi ka dhacay dibad-bax rabshada watay oo ay ardayda dhigeen, kadibna waxaa ku baxay saraakiisha amniga oo...

Yemeni National Linked to Al-Shabaab Arrested in Central Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army (SNA) and local clan forces in the El-dher district of the Galgaduud region have successfully apprehended a foreign national believed to be an operative of the extremist organization.   The suspect, identified as a Yemeni national, was captured while attempting to flee by boat from the Mareeg beaches area. This arrest is a major victory...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed ka socda gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal beeleed khasaare gaystay oo goordhow ka qarxay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.   Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu haatan ka socda deegaanka Taragaduud oo dhaca bariga gobolka Galgaduud, wuxuuna u dhexeeyaa maleeshiyaad kasoo kala jeeda Dhuusamareeb iyo Ceelgaras ee gobolkaasi. Labada dhinac ayaa isku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan,...

Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Mudug kadib dagaallo ka dhacay

GOLDOGOB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli xiisad xoogan oo u dhexeyso laba maleeshiyo beeleed ay ka taagan tahay aagga degmada Goldogob ee gobolkaasi.   Xiisaddan ayaa daba socota dagaal qaraar oo shalay ka dhacay inta u dhexeysa Gaalkacyo iyo Galdodob, kaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkan ku...

Nin ajnabi ah oo isagoo baxsad ah lagu qabtay Ceeldheer + Sawirro

CEELDHEER (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgadiid ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan degmada Ceeldheer ay gacanta kusoo dhigeen nin ajnabi ah oo ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo baxsad ka ahaa kooxda.   Ninkan ayaa lagu qabtay isaga oo doon ka raacayo xeebaha deegaanka Mareeg ee Gobolka Galgaduud, sida ay sheegeen saraakiisha milatariga Soomaaliya. Sidoo kale waxa...

Maamulka G/Banaadir oo faah-faahiyay khasaaraha roobkii ka da’ay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay roobkii 24-saac ee la soo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho.   Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in roobka uu khasaara kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo burbur waddooyinka qaar uu geystay. Waxa uu intaa ku daray afhayeenku in Roobka...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Sacuudiga oo La Kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka

Riyaad  - Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa magaalada Riyaad kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee...

Wasiirka Warfaafinta oo Furay Aqoon-isweydaarsi Qaran oo Ku Saabsan Ilaalinta Dhaxalka Taariikheed ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa furay Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee ku saabsan Barnaamijka Diiwaanka Xasuusta...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Kulanka Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka

Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali,...