Somali PM Lays Foundation Stone for Data Protection Authority’s New HQ Building
MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday laid the foundation stone for the new headquarters of Somalia's Data Protection Authority (DPA).
The ceremony marked a significant milestone in the country's efforts to enhance the operational capacity of the DPA, enabling it to carry out its mandates effectively and efficiently.
The establishment of the new DPA headquarters is expected...
Fresh Airstrikes Target Al-Shabaab in Bakool Region
HUDUR, Somalia - Bakool region witnessed a series of airstrikes aimed at eliminating Al-Shabaab militants, who are posing a threat to Somalia and the Horn of Africa at large.
The attacks were carried out in the past few hours, targeting locations where Al-Shabaab was known to be present, according to Major Yonis Adan Hassan, the commander of the 9th Battalion...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo dhagax dhigay dhismooyin cusub
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo ay yeelan doonaan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada, Hay’adaha Isgaarsiinta Qaranka, Dhowrista Xogta iyo Tayo-dhowrka.
Xarumahaan oo dhammaantood lagu dhisayo isku tashi dadwayne, ayaa qayb ka ah qorshaha Xukuumadda DanQaran ee dib-u-dhiska xarumaha dowladda, kuwaas oo laga dhisayo waddada Jayga ee...
Duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Bakool iyo Khasaaraha
XUDUR (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay diyaarado dagaal ay ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Bakool.
Duqeymahan ayaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, sida uu sheegay taliyaha guutada 9-aad ee ciidanka Xoogga dalka Gaashaanle Yoonis Aadan Xasan.
Taliyaha ayaa tilmaamay in weerarkan dhanka cirka ah lagu dilay xubno iyo saraakiil...
Somali PM Inaugurates National High School Examination, Emphasizes Education as a Priority
MOGADISHU, Somalia - In yet another significant step towards enhancing the country's educational system, the Prime Minister of Somalia, Hamsa Abdi Barre, inaugurated the 2023-2024 unified High School National Examination.
This year, more than 37,000 students across Somalia will participate in the examination, marking a significant milestone in the country's educational development.
During the inauguration ceremony, Prime Minister Barre praised the...
Somalia and the United States Collaborate on Counter-Terrorism Initiatives
MOGADISHU, Somalia - The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud, warmly welcomed the newly appointed U.S. Ambassador to Somalia, Richard H. Riley, at a meeting where the Ambassador presented his Letters of Credence.
This ceremonial presentation marks the official commencement of Ambassador Riley's tenure, symbolizing the strengthening of diplomatic ties between Somalia and the United...
AU Endorses New Mission in Somalia Post-ATMIS
ADDIS ABABA, Ethiopia - In a significant move towards bolstering security and stability in Somalia, the African Union Peace and Security Council (AUPSC) has endorsed the establishment of a new African Union-led Mission.
This new mission is set to replace the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) by December 2024.
According to the AUPSC, the new AU-led Mission will focus...
Soomaaliya oo loo sameynayo ciidan cusub oo bedela kuwa ATMIS
MUQDISHO (SMN) - Gollaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa ayaa si buuxda u taageeray in la dhiso ciidan cusub ka dib marka uu dhamaado hawlgalka hadda socda ee ATMIS bisha Diseembar 2024.
War saxaafadeed kasoo baxay Gollaha ayaa lagu sheegay in howlgalka cusub ee Midowga Africa uu hoggaaminayo diiradda saari doono taageeridda dowladda federaalka ee la wareegista goobaha wali...
Doorashooyin ka dhacaya saddex degmo oo ka tirsan Puntland
GAROOWE (SMN) - Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashooyinka Puntland ayaa saaka ka socota deegaano kamid ah maamulkaasi, kuwaas oo laga qaban doono saddex degmo.
Guddoomiyaha KMG ah ee guddiga doorashada Puntland, Mudane Axmed Maxamuud Cumar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in doorashooyinkan ay dhacayaan 23-ka bishan oo beri ku beegan, waxayna ka qabsoomi doonaan degmooyinka kala ah Garoowe, Dangoronyo...
R/W Xamza oo Muqdisho ka daah-furay Imtixaanka dugsiyada Sare + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in ka badan 37,000 oo arday.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, sida ay u horumarisay habka loo qaadayo Imtixaanka oo laga dhigay mid casri ah, isaga oo xusay in ...









