Somali defence minister visits UK-backed military training facility in Baidoa
BAIDOA, Somalia — Somalia’s Defence Minister Ahmed Macalin Fiqi and army chief Ibrahim Mohamed Mahmoud on Monday inspected a military training facility in Baidoa built with support from the Government of the United Kingdom, officials said.
The delegation toured various sections of the base used by the Somali National Army, emphasizing the importance of resuming training programmes and strengthening the...
Somalia president attends rally backing one-person-one-vote elections in Southwest
BAIDOA, Somalia — Hassan Sheikh Mohamud on Monday joined a large gathering in Baidoa where women from the country’s Southwest region voiced support for plans to introduce one-person-one-vote elections, officials said.
The president, accompanied by Jibriil Abdirashid Haji, interim leader of the Southwest State of Somalia, attended the event organized by Somalia’s Ministry of Family and Human Rights.
Participants highlighted the...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Koonfur Galbeed waxay noqon doontaa maamulkii ugu horreeyay ee laga hirgeliyo doorashada Qof iyo Cod
Baydhabo – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo ay haweenka Koonfur Galbeed ku muujiyeen taageeradooda ku aaddan hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod.
Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa lagu...
Shabeelle TV oo Ku Guuleystay Telefiishanka Ugu Wanaagsan 2025 Abaalmarinta EASA
Nairobi, Kenya – Shabeelle TV ayaa loo magacaabay Telefiishanka ugu wanaagsan sanadka 2025, intii lagu guda jiray East African Somali Awards (EASA), taasoo ka dhigan guul weyn oo heer gobol ah oo u soo hoyatay warbaahinta fadhigeedu yahay Muqdisho.
Xafladda oo lagu qabtay magaalada Nairobi ayaa kulmisay 33 shirkadood iyo hoggaamiyeyaal saameyn leh, kuwaas oo ka kala socday qeybaha caafimaadka,...
Bangiga Adduunka oo Ka Fikiraya Joojinta Kaalmada Soomaaliya
Muqdisho – Warar diblumaasiyadeed ayaa muujinaya in Bangiga Adduunka uu ka cabsi qabo inuu jaro kabka miisaaniyadeed ee uu siiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, haddii aan xal degdeg ah laga gaarin khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.
Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in ka hor bisha May ee soo socota ay suuragal tahay in la hakiyo...
Shabelle TV Named Best TV Station at 2025 East Africa Somali Awards
NAIROBI, Kenya — Shabelle TV has been named the Best TV Station of 2025 at the second annual East Africa Somali Awards (EASA), marking a significant regional milestone for the prominent Mogadishu-based broadcaster.
The gala, held in Nairobi, brought together 33 companies and a host of influential leaders to celebrate excellence across sectors, including medicine, technology, media, and hospitality. The...
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXDS oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Baydhabo
Baydhabo – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay xarun tababar oo ay Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin magaalada Baydhabo, taas oo dhismaheeda lagu hirgeliyey taageerada dowladda UK.
Mas’uuliyiinta ayaa indha-indheyn ku sameeyay qeybaha kala duwan ee xarunta, iyagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda...
Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya oo Duqeymo ka Fuliya Gobolka Baay
Baydhabo – Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u dhexeeya Baydhabo iyo Daynuunaay ee gobolka Baay.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeymahan lagu beegsaday xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, iyadoo 12 dhagarqabe lagu dilay, halka tiro kale lagu dhaawacay.
Hawlgalladan...
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha ciidanka ee Baydhabo
MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday qaar ka mid ah fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Baydhabo, sida ay sheegeen mas’uuliyiin.
Booqashadan ayaa qeyb ka ah kormeerro joogto ah oo lagu xaqiijinayo xaaladda ciidanka, dardargelinta sugidda amniga iyo howlgalada dalka looga sifeynayo kooxaha argagixisada,...
Somali defense minister visits army positions outside Baidoa city
MOGADISHU — Somalia’s Defense Minister Ahmed Moallim Fiqi and the commander of the Somali National Army, Brig. Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud, on Monday, visited several military positions in the southwestern city of Baidoa, officials said.
The visit formed part of ongoing inspections aimed at assessing troop readiness, accelerating security efforts and reinforcing operations to clear militant groups across the country,...








