Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Ka Qaybgalay Kulan Ku Saabsan Doorka Haweenka
Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulkadir Elmi, ayaa ka qaybgalay kulan muhiim ah oo looga hadlay doorka haweenka Soomaaliyeed ee dowlad-dhiska, nabad-dhisidda iyo horumarinta dalka.
Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qaybgalay Danjiraha Dowladda UK ee Soomaaliya, Mudane Charles King, iyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca di Mauro, iyadoo ay...
Somalia and China Strengthen Strategic Cooperation on Maritime Resources and Security
MOGADISHU — The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, H.E. Abdisalam Abdi Ali, held high-level talks in Mogadishu with China’s Special Envoy to the Horn of Africa, Hu Changchun, to discuss deepening bilateral relations.
The meeting focused on the strategic partnership between the two nations, with both officials exploring ways to enhance cooperation...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka Wada Hadlay Adkaynta Iskaashiga Kheyraadka Badda iyo Amniga
MUQDISHO — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika, Hu Changchun, iyagoo ka Wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.
Kulankan oo ahaa mid heerkiisu sarreeyo, ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda istiraatiijiyadeed ee xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha, iyadoo labada...
Somali Cabinet Appoints New Immigration Chief, Approves General Pardon Decree
MOGADISHU — Somalia’s Council of Ministers, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, approved the appointment of Hussein Qasim Yusuf as the new Director General of the Immigration and Nationality Agency during an extraordinary session on Monday.
The appointment followed a formal recommendation from the Ministry of Internal Security. Yusuf, a prominent figure in the Somali federal parliament, takes over...
Gollaha Wasiirada oo xilka ka qaadey agaasimaha Hey’adda Socdaalka Soomaaliya
MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kaasi oo loo magacaabay Mudane Xuseen Khaasim Yuusuf, kadib soojeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha JFS.
Kulanka golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan...
Iran iyo Mareykanka Oo Isku Hanjabaya Go’doomin
Tehran/Washigton - Milateriga Iran ayaa sheegay in go’doominta ay ku dhawaaqeen maraakiibta Mareykanka ee ku sugan biyaha caalamiga ah ay tahay sharci darro, isla markaana ay ka dhigan tahay burcad badeed, iyagoo ka digay in dekedaha Khaliijka aysan nabad noqon doonin haddii iyaga laftooda loo hanjabo.
Milateriga Mareykanka ayaa sheegay in ay billaabi doonaan go’doominta dhammaan dekedaha Iran Isniinta, kaddib...
Guddoomiye Muungaab oo ka hadlay lahaanshaha Muqdisho
Muqdisho - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay hanti ay si wadajir ah u leeyihiin dhammaan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana aysan jirin cid gaar u sheegan karta.
Muungaab ayaa hadalkan ku nuuxnuuxsaday muhiimadda midnimada iyo wada lahaanshaha caasimadda dalka, isagoo xusay in Muqdisho ay tahay xarunta shacabka Soomaaliyeed...
South West Somalia Interim Leader Holds Security Meeting in Baidoa
BAIDOA — Jibril Abdirashid Haji Abdi, the interim leader of the South West State of Somalia, convened senior security officials on Sunday to review the security situation across the regional administration and accelerate stabilization efforts.
The meeting, held at the presidential palace in Baidoa, brought together top federal and regional security figures, including Mahad Mohamed Salad, director of the National...
Somali PM Marks 66th Anniversary of National Army, Hails Security Gains
MOGADISHU — Hamza Abdi Barre attended a ceremony on Sunday evening marking the 66th anniversary of the founding of the Somali National Army, stressing the importance of building a strong and disciplined military to safeguard national sovereignty.
The event was held at the military logistics command in Villa Baydhabo and brought together government officials, senior officers and invited guests, according...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay sanadguurada 66-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanadguurada 66-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Munaasabaddan ayaa lagu qabtay Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS ee Villa Baydhabo, iyadoo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda, saraakiil ciidan iyo marti sharaf kale.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbad...










