Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha ciidanka ee Baydhabo
MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday qaar ka mid ah fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Baydhabo, sida ay sheegeen mas’uuliyiin.
Booqashadan ayaa qeyb ka ah kormeerro joogto ah oo lagu xaqiijinayo xaaladda ciidanka, dardargelinta sugidda amniga iyo howlgalada dalka looga sifeynayo kooxaha argagixisada,...
Somali defense minister visits army positions outside Baidoa city
MOGADISHU — Somalia’s Defense Minister Ahmed Moallim Fiqi and the commander of the Somali National Army, Brig. Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud, on Monday, visited several military positions in the southwestern city of Baidoa, officials said.
The visit formed part of ongoing inspections aimed at assessing troop readiness, accelerating security efforts and reinforcing operations to clear militant groups across the country,...
Somalia launches first offshore oil drilling campaign
MOGADISHU — The federal government of Somalia has officially launched its first offshore oil drilling campaign, a move described by officials as carrying major economic and geopolitical significance.
State Minister for Foreign Affairs Ali Omar said the operation, if successful, could significantly boost Somalia’s hopes for economic growth driven by natural resources.
“If successful, it could strengthen Somalia’s prospects for resource-led...
Xisbullah oo sheegtay inay gantaal ku dhufatay markab dagaal oo ku sugan Bada Mediterranean-ka
Lubnaan - Kooxda Hezbollah ee dalka Lebanon ayaa sheegtay inay gantaal nooca cruise-ka ah ku weerartay markab dagaal oo ku sugnaa bariga badda Mediterranean-ka, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay Axaddii, iyadoo tilmaamtay in markabkaasi uu ahaa mid ay leeyihiin ciidamada Israel isla markaana la beegsaday kadib markii muddo saacado ah lala socday dhaqdhaqaaqiisa, halkaas oo ay ku...
Milatariga Nigeria oo dilay in ka badan 65 burcad ah kadib weerarro ka dhacay Zamfara
Zamfara,Nigeria - Milatariga dalka Nigeria ayaa dilay in ka badan 65 xubnood oo ka tirsan kooxaha hubeysan ee loo yaqaano burcadda, kuwaas oo lala xiriirinayo afduubyada baahsan ee ka jira dalkaasi, sida lagu sheegay warbixin amni oo la soo saaray.
Howlgalkan ayaa ka dhacay gobolka Zamfara, halkaas oo horey loo soo sheegay afduub ballaaran oo ka dhacay toddobaadkan. Booliska ayaa...
Soomaaliya oo Bilowday Ololihii Ugu Horreeyay ee Qodista Shidaalka Badda
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billowday ololihii ugu horreeyay ee qodista shidaalka badda, tallaabo lagu tilmaamay mid leh muhiimad dhaqaale iyo mid juqraafiyeed oo weyn.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumar, ayaa sheegay in haddii howlgalkaasi guuleysto, uu si weyn u xoojin karo rajada Soomaaliya ee kobaca dhaqaale ee ku dhisan kheyraadka dabiiciga ah.
“Haddii...
Somali commandos conduct security operations in Bay region
BAIDOA, Somalia — Elite Somali commandos carried out security operations in parts of the Bay Region, targeting areas where militants linked to Al-Shabaab had been operating, officials said Sunday.
Troops from the 165th unit of the 16th Brigade of the Danab Brigade conducted planned operations in villages under Buur Hakaba, including Bansoole, Balow, Urka Shinbiroow and Abowle.
Military officers said the...
Türkiye gears up to kick off first offshore drilling in Somalia
Türkiye is preparing to begin its first offshore drilling operation in Somalia as its new vessel Çağrı Bey is due to arrive at the Horn of Africa nation on Friday, according to a top official on Saturday.
Speaking during a visit to northern Trabzon province, Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar emphasized Ankara's aim of becoming "energy independent," as...
Somali president meets Southwest elders to discuss peace and governance
BAIDOA, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday held talks with traditional elders from Southwest State, focusing on strengthening peace, reconciliation and democratic governance, officials said.
The meeting addressed key national priorities, including boosting community reconciliation efforts, advancing the democratization process, responding to drought conditions and promoting state-building initiatives.
Mohamud praised the elders for what he described as their historic...
Ciidanka Danab oo Howlgallo Amni Xaqiijin ah ka Fuliyay Deegaanno ka Tirsan Buur Hakaba
Bay, Soomaaliya – Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, gaar ahaan Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad, ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaano hoos yimaada Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Bay.
Howlgalladan oo si qorsheysan loo abaabulay ayaa laga fuliyay deegaanada kala ah Bansoole, Balow, Urka Shinbiroow iyo Abowle, kuwaas oo ay si dhuumaaleysi ah kusoo geli jireen...









