Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Garsoore Cumar Cartan oo hadlay Ka Dib Markii Loo Diiday Inuu galo Mareykanka

ANKARA - Garsooraha caalamiga ah Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa u mahadceliyey "bahda kubadda cagta" iyo shacabka Soomaaliyeed taageeradii ay u muujiyeen, ka dib markii loo diiday inuu galo dalka Mareykanka, halkaas oo la qorsheynayay inuu ka mid noqdo garsoorayaasha dhex-dhexaadinaya tartanka Koobka Adduunka ee 2026.   Cumar Cartan ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in inkastoo ay jiraan duruufahan adag,...

Somali referee’s World Cup hopes hit after U.S. entry denial

WASHINTON - The United States has denied entry to Somali referee Omar Atan, who had been selected to officiate at the FIFA World Cup, the U.S. Department of Homeland Security (DHS) said.   DHS told media outlets that Artan was found inadmissible following security vetting procedures after arriving in Miami, Florida. The department did not provide further details on the reasons...

Hirshabelle regional President, AUSSOM Commander Discuss Security Cooperation

JOWHAR – The president of Somalia’s Hirshabelle state, Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe, held talks with the commander of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) Sector 5, Brigadier General Michel Ndenzako, on strengthening security cooperation and accelerating joint operations in the region, officials said.   The meeting focused on the security situation in Hirshabelle and ways to enhance...

Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Hor Istaagii Garsoore Cartan

MUQDISHO - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay sida ay uga xun tahay duruufihii sababay in garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Cumar Cartan, uu ka baaqdo ka qeybgalka tartanka kubadda cagta ee caalamiga ah ee ka socda dalalka Mareykanka, Canada iyo Mexico.   War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaallo...

Mareykanka oo u Diiday Garsoore Soomaaliyeed inuu Galo Dalka si uu uga Qeyb Galo Koobka Adduunka

MUQDISHO - Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka (DHS) ayaa xaqiijisay in loo diiday inuu gudaha u galo dalka garsoore Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cumar Cartan, kaas oo lagu waday inuu ka qeyb galo tartanka Koobka Adduunka ee FIFA.   Sida ay Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka u sheegtay warbaahinta, Cumar Cartan ayaa lagu go’aamiyay inuusan u qalmin gelitaanka dalka sababo la...

Dowladda oo Lagu Eedeeyay Inay Burburineyso Hantida Mas’uuliyiintii hore ee dalka

Muqdisho - Iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo howlgal ay ku sheegtay mid looga hortagayo hubka sharci darrada ah, ayaa waxaa soo baxaya cabashooyin ku saabsan saameynta howlgaladaasi ku yeesheen qaar kamid ah shacabka iyo mas’uuliyiinta.   Sheekh Soomow oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in hoygiisa uu saameyn ku yeeshay howlgalada ay ciidamada dowladda wadaan, isaga oo ku eedeeyay...

Madaxweynaha HirShabeelle iyo Taliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Amniga Gobolka

HIIRAAN - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Qaybta 5-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), S/Guuto Michel Ndenzako, iyagoo ka wada hadlay xaaladda amniga iyo xoojinta iskaashiga ka dhexeeya AUSSOM iyo Ciidanka Amniga Soomaaliyeed.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hawlgallada wadajirka ah ee lagu xaqiijinayo nabadda...

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the Bay region, targeting suspected Al-Shabaab fighters, officials said on Monday.   According to a statement, several members of the militant group surrendered during the operation, while troops destroyed facilities allegedly used by Al-Shabaab to store weapons, collect...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, in Mogadishu on Monday to discuss ongoing efforts to strengthen peace, security and stability in the Horn of Africa nation.   The meeting focused on AUSSOM's mandate, support for Somali security...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss strengthening bilateral cooperation, particularly in the areas of defence, military training and support for Somalia's national security institutions.   According to a statement from the Ministry of Defence, the talks focused on enhancing the longstanding relationship between...

WARAR KALE

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Gollaha Amaanka oo ka shiraya howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MUQDISHO - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa galinka dambe ee maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay...

Somali Elite Forces Kill 14 Al-Shabaab Fighters in Southern Operation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab special forces killed 14 Al-Shabaab fighters during a targeted operation in the southern Lower Shabelle region, the government...