Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hoobiyeyaal lagu weeraray garoonka Baydhabo xilli uu gaarayay Madaxweynaha Soomaaliya

Baydhabo – Tiro hoobiyeyaal ah ayaa lagu weeraray Garoonka Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo, xilli uu halkaas ka degayay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.   Wararka ayaa sheegaya in madaafiicda hoobiyeyaasha ay ku soo dhaceen agagaarka garoonka, taasoo sababtay qalqal amni, inkastoo aan weli si rasmi ah loo shaacin khasaaraha ka dhashay weerarka. Madaxweynaha ayaa la qorsheynayay inuu hadal kooban u jeediyo...

Hoggaamiyaha militariga Burkina Faso oo sheegay in la “iska illoobo dimuqraadiyadda”

Ouagadougou – Hoggaamiyaha militariga ee Burkina Faso, Ibrahim Traore, ayaa sheegay in shacabka dalkaasi ay tahay inay “iska illoobaan dimuqraadiyadda,” hadal muujinaya jihada cusub ee maamulka milateriga.   Traore ayaa hadalkan ka sheegay wareysi uu siiyay telefishinka dowladda, isagoo ku dooday in nidaamka dimuqraadiyadda uusan ku habboonayn xaaladda dalka. “Dadku waxay u baahan yihiin inay iska illoobaan arrinta dimuqraadiyadda… waa inaan...

Agaasimaha NISA oo kulamo amni ku saabsan Washington kula yeeshay CIA iyo FBI

Washington – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad, ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim ah kula yeeshay magaalada Washington, D.C. madaxda hay’adaha  (CIA)Hay'adda Sirdoonka Dhexe iyo Xafiiska Baarista Federaalka.   Kulamadan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada sirdoonka, la dagaallanka argagixisada, iyo horumarinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Sidoo kale, Agaasimaha...

Somalia’s Disaster Management Agency Distributes Food Aid to 1,000 Families in Huddur

HUDDUR, Somalia — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) has distributed food aid to 1,000 families in Huddur, the regional capital of Bakool Region, officials said.   The recipients included vulnerable groups such as the poor, people with disabilities, and recently displaced families, all heavily affected by ongoing drought conditions in the country. The aid package included a variety of essential food...

Somali Military Holds Security Meeting in Baidoa to Boost Fight Against Al-Shabaab

BAIDOA, Somalia — A high-level security meeting focused on strengthening public safety and intensifying operations against Al-Shabaab was held Monday evening in Baidoa, officials said.   The discussions centered on accelerating efforts to ensure overall security and reinforce strategies against Al-Shabaab militants. Participants included commanders from various security forces, the chairman of the First-Class Military Court, and other senior officers, who collectively...

Somalia’s Future Council Rejects Federal Appointment of Caretaker Leader for SouthWest State

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Future Council has strongly opposed the federal government’s appointment of a caretaker administration for South West State, calling the move a clear violation of both the federal constitution and the state’s own legal framework.   In a statement, the council noted that the South West State constitution explicitly requires that if the state president is unable to...

Somali Forces Kill Al-Shabaab Militants in Planned Hiiraan Operation

HIIRAAN REGION, Somalia — Somali National Army forces carried out a planned operation in eastern Hiiraan Region, killing several Al-Shabaab members, the military said.   The operation took place in the Abaar Cano-weyn area, situated between Yasooman and the Moqokori district. According to government media, troops launched a targeted strike against Al-Shabaab fighters traveling in an armed vehicle locally known as a...

Hay’adda SODMA oo Kun qoys Raashiin ugu qeybisay Degmada Xudur ee gobolka Bakool

Xuddur – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo ku nool degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool.   Qoysaskan ayaa isugu jira dad danyar ah, dad naafo ah iyo kuwo dhawaan barakac ku yimid magaalada, kuwaas oo si weyn u saameeyeen abaaraha ka jira dalka. Deeqdan raashinka ah ayaa ka koobnayd qeybaha kala duwan ee...

Kulan looga hadlayey Amniga Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

Baydhabo – Kulan muhiim ah oo looga hadlay amniga deegaannada Koonfur Galbeed iyo xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa caawa lagu qabtay magaalada Baydhabo.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha lagu xaqiijinayo amniga guud iyo sidii loo xoojin lahaa dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Shirka waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha ciidamadda kala duwan, guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamadda qalabka...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Hiiraan

Hiiraan – Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen bariga gobolka Hiiraan ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.   Howlgalkan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Abaar Cano-weyn oo u dhexeeya Yasooman iyo degmada Moqokori, halkaas oo ciidamada ay ku qaadeen weerar dhabagal ah maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo watay gaari nooca Cabdi-bile ah sida...

WARAR KALE

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...

Jubaland President Commissions Elite Duufaan Unit for Anti-Militant Operations

KISMAAYO, Somalia - Jubaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, on Sunday presided over the graduation of the elite Duufaan unit...