Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya oo ka qayb-galeyso shir looga hadlayo qaddiyadda Falastiin

BANJUL (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeybgalaya kulanka loogu gogol xaarayo Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay martigelinayso Caasimadda dalka Gambia ee Banjul, iyadoo kulanka gogol-xaarku socon doono labo cisho oo kala ah 2-3 May.   Sanadkan wuxuu shirku huwan hal-ku-dhigga (Xoojinta midnimada iyo is-garab-taagga,...

Guddoomiyaha SoDMA oo booqday kaamamka barakacayaasha Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug, Guddoomiyaha gobolka Mudug, Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa waxa ay booqasho u kuurgalid ah ku tageen Kaamamka Barakacayaasha ee ku yaal duleedka magaalada, iyaga oo qoysaska ku nool ka xogwareysanaya xaladaha ay ku nool yihiin.   Guddoomiyaha iyo masuuliyiintaan ayaa lug...

Somalia: World Press Freedom Day Symposium Highlights the Role of Journalism in Environmental Crisis

Mogadishu, Somalia - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the U.S. Embassy in Somalia joined forces to celebrate World Press Freedom Day with a symposium themed 'A Press for the Planet: Journalism in the Face of the Environmental Crisis.   This event, held on May 2, 2024, brought together journalists, civil society representatives, and government officials to discuss the...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya Catriona Laing.   Madaxweyne Laftagareen iyo Wakiil Catriona Laing ayaa ka Wada Hadlay Arimaha Bini'adanimada, Amniga, Isbedelka Cimilada, Siyaasada Dalka Dhinacyada Qabsoomida Shirka Golaha Wadatashiga, Dhamaystirka Dastuurka iyo Arimaha Doorashooyinka Dalka. Kulanka Madaxweynaha waxaa ku Wehlinayey Wasiirka...

UN Special Representative Catriona Laing Bids Farewell to Southwest State of Somalia

BAIDOA, Somalia - The UN Special Representative for Somalia, Catriona Laing, recently concluded her farewell visits to the Southwest State of Somalia, where she met with President Abdiaziz Hassan Mohamed ‘Laftagareen’ in Baidoa.   The visit was marked by discussions on a range of topics, including state-building efforts, Somalia's constitutional review process, the National Consultative Council (NCC), elections, humanitarian aid, and security...

Somalia and Turkey Sign Judicial Cooperation Agreement

MOGADISHU, Somalia  -  Somalia's cabinet has approved a significant judicial cooperation agreement with Turkey, focusing on legal assistance, extradition of accused and convicted criminals, and the transfer of convicts, according to state media reports on Thursday.   This agreement comes in the wake of an incident involving the son of Somalia's President Mohamed Hassan Sheikh Mohamud, who was involved in a...

Sawirro: Ciidamo cusub oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta tababar usoo xiray ciidan ka tirsan daraawiishta booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo uu muddo tababar uga socday dalka Jabuuti.   Tababarkaan oo mudo ka socday Dalka Jabuuti ayaa waxaa kaalin ka geystay dowladaha Talyaaniga iyo Jabuuti, ciidanka tababarka loo soo xiray ayaa ka tirsan Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed, waana...

Wasiirka Dhallinyarada Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Finland + Sawirro

HELSINKI (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Bare Maxamuud oo safar shaqo ku jooga magaalada Helsinki ee dalka Finland ayaa kulan la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga dalka Finland Sandra Bergqvist.   Labada Wasiir ayaa kulankooda kaga hadlay wadashaqeynta ka dhaxeysa guud ahaan labada dal gaar ahaan labada wasaaradood. Labada Wasiir ayaa sidoo kale kulankooda kaga warbixiyay...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax barqanimadii maanta ka dhacay gudaha deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo lala eegtay gaari ay leedahay Shirkadda Adeegga Korontada ee BECO.   Gaariga oo ahaa booyad ayaa waxaa lagu qarxiyay halka loo yaqaano Jabad Geelle, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo dadka deegaanka ah. Wararka ayaa sheegaya in gabi...

Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.   Heshiiska Garsoorka ee ay gaareen Soomaaliya iyo Turkiga oo ka kooban afar qeybood ayaa diiradda saaraya dhinacyada kala ah; iskaashi, Gargaarsi sharciyeed, Dhiibid eedeysanayaal ama dembiileyaal iyo Wareejin Shakhsiyaad xukuman oo xabsi ku jira. Shirka...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...