Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamsa?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan gaara kaasi oo looga hadlaayey hannaanka sugidda badqabka cuntada Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhageystay warbixin ku saabsan hab cusub oo ay dowladda Soomaaliya kula wareegeyso mas’uuliyadda soo saarista warbixinnada sugnaanta cunnada. Mudane Xamsa ayaa ku tilmaamay ahmiyada ay leedahay in dowladdu yeelato awoodda soo saarista...

Somali President Participates in the IDA21 Summit for African Heads of State in Nairobi

NAIROBI, Kenya - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Nairobi on the evening of April 28, 2024, to participate in the International Development Association (IDA) 21 for the African Heads of State Summit, scheduled for April 29, 2024.   The President's participation in this significant event underscores Somalia's commitment to engaging with regional and international partners on critical issues of...

Somali Government Condemns Killing of Hormuud Telecom Workers

MOGADISHU, Somalia - In a shocking and tragic turn of events, six employees of Hormuud Telecom, Somalia's largest telecommunications company, lost their lives in a roadside blast on the outskirts of Mogadishu, the country's capital on Sunday afternoon.   The incident took place on Sunday afternoon, marking a day of mourning and concern for the safety of civilians and stability in...

Madaxweyne Xasan oo shir caalami ah uga qayb-galay magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka ee ???, iyo madaxda Afrika kaas oo maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Shirkaan ayaa muhiim u ah Soomaaliya, maadaama ay dhawaan ka gudubtay heerka deyn cafinta, doonaysana in ay hesho maalgalin caalami...

Wasaaradda Caafimaadka oo mashruuc muhiim ah ka daah-furtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa munaasabad ka dhacday Safaaradda Boqortooyada Ingriiska ku daahfuray Mashruuca Better Lives oo socon doona mudo labo sano ah kaasoo laga fulin doono Galmudug, Juballand iyo Gobolka Banaadir iyadoo sida uu qorshuhu yahay ay ka faaideysan doonaan ku dhawaad 1.5 million oo ay kamid yihiin 400 oo kun Hooyooyin Soomaaliyeed iyo...

Somalia: Six Hormuud Telecom Staff Killed in Tragic Mogadishu Blast

MOGADISHU, Somalia - On the afternoon of April 28, 2024, a devastating explosion rocked the outskirts of Mogadishu, Somalia, claiming the lives of six employees of Hormuud Telecom, the country's largest telecommunications company.   The incident took place in the Garasbaaley area near the capital city, marking another tragic event in a series of attacks targeting commercial companies in Somalia. Hormuud Telecom...

DF Soomaaliya oo cambaareysay qaraxii lagu laayay shaqaalaha Hormuud

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falkii kooxaha Khawaarijta ah ku laayeen shaqaale ka tirsan Shirkadda Hormuud.   Falkaan oo ahaa mid ka fog Diinta iyo Qiyamka Bini-daamka waxa ay Khawaarijtu si ku tala gal ah ugu beegsatay gaari ay leedahay shirkaddu kaas oo ay saarnaayeen lix muwaadin oo ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda kuwaas oo dhamaantood...

Madaale oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho.   Kulankaan oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa waxaa warbixin loogu dhageystay Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanka Police...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galaya shirweyne ka dhacaya Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya  si uu uga qayb-lgalo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Aduunka oo la qaban doono 29-ka Abriil, 2024.   Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee hoostagta Bangiga Adduunka, ayaa diiradda saari doona horumarinta iyo  maalgashiga qaaradda Afrika...

20 qof oo Soomaali ah oo ku dhintay doon kula degtay magaalada Gaarisa

GAARISA (SMN) - Ku dhawaad 21 qof oo rakaab ah ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku degtay deegaanka Kona Punda oo ka tirsan degmada Madogo ee ismaamulka Tana River.   Doonida oo ay saarnaayeen in ka badan 40-qof oo rakaab ah ayaa ku sii jeedday magaalada Garissa iyadoo ka baxday degmada Madogo, halkaasoo...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...