Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay dhaqangelinta heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha dowladda Turkiga ayaa kaga qeyb-galay dusha markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Turkiga munaasabad ku saabsan dhaqan-gelinta heshiiska iskaashiga difaaca Labada dal.   Madaxweynaha ayaa xusay taariikhda faca-weyn ee ka dhaxaysa Turkiga iyo Soomaaliya, gaar ahaan doorka wanaagsan ee...

Turkey is a reliable partner of Somalia, says president on top of warship

MOGADISHU, Somalia - In a significant development for Somalia's maritime security and defense cooperation, President Hassan Sheikh Mohamud recently welcomed the arrival of a Turkish warship to the port of Mogadishu.   This event marks the implementation of a defense agreement between Somalia and Turkey, which was signed in February 2024, aimed at bolstering Somalia's naval capabilities and protecting its territorial...

R/W Xamza oo ka qayb-galay heshiis lagu mideynayo shirkadaha Korontada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada bixiya ee Muqdisho, si shacabku u helaan koronto qiimo jaban, awood leh, la iskuna haleyn karo.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dalka laga helo adeeg koronto oo ku filan dalka, taas oo ay...

Xukun adag oo maanta lagu riday Sarifle Jaajuus u ahaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku fuliyey Falal agagixisanimo.   Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, ayuu ku lahaa goob uu gabbaad ka dhiganayey oo lagu sarifo lacagaha, isaggoo Khawaarijta uu u gudbin jiray xogaha Ciidanka Muqdisho ka baxa ee ku wajahan Shabeellaha hoose, islamarkaana...

Madaxweynaha HirShabelle oo gaaray degmada Balcad + Sawirro

BALCAD (SMN) - Guddoomiyaha degmada Balcad mudane Qaasim Cali Nuur iyo shacabka degmada ayaa si diirran u soo dhaweeyay madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).   Socdaalka waxaa ku wehliyo xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada iyo Barlamaanka Dowladda Hirshabeelle iyo Xildhibaan Cusmaan Xaadoolle. Dadka deeggaanka ayaa waqti dheer sugayay mashaariicda maanta laga daah-furay degmada Balcad. Madaxweynaha ayaa xariga ka...

Historic Arrival of Turkish Warship in Mogadishu Marks New Era in Bilateral Relations

MOGADISHU, Somalia  - In a significant display of military cooperation and partnership, the first Turkish warship has docked at the port of Mogadishu, Somalia. This momentous occasion coincides with a high-level event in the port, attended by the heads of state of both nations.   The arrival of the warship marks the beginning of the implementation of a 10-year agreement between...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kuwait oo iska kaashanaya tababarka diblomaasiyadda

KUWAIT CITY (SMN) - Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuwait kula kulmay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mac-hadka Saud Nasser Al-Sabah ee Diblomaasiyadda Mudane Danjire Nasser Subiix Al-Sabiix.   Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga barnaamijyada tababarrada...

Ciidanka Booliska oo soo qabtay rag si sharci darro ah ku buufinayay Bajaajyada

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolsika  ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad ku eedeysan iney si sharci darro ah u buufinayeen Mooto Bajaajyada Muqdisho uga dhex shaqeysta magacyada kala ah A iyo B.   Raggan ayaa xilliga lasoo qabanayay ku howlanaa buufinta sharci darrada ah ee Bajaajyada oo horay amar culus ugu soo saaray maamulka gobolka Banaadir. Warsaxaafadeedka...

SoDMA Warns Somali Community of Spring Rains Impact Following El Nino Floods

MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has issued warnings to the Somali community about the potential impact of the upcoming Spring rains on their lives and property.   This comes in addition to the warnings previously issued for the year 2023, which were related to the El Nino Floods caused by monsoon rains. The El Nino phenomenon, characterized by...

Minister Ali Yusuf Ali Hosh Engages in High-Level Meetings with State Presidents

MOGADISHU, Somalia - The Federal Minister for Interior, Reconciliation, and Federalism of Somalia, Ali Yusuf Ali Hosh, met with the leaders of Hirshabelle, Southwest, and Galmudug to discuss state affairs and collaboration between federal and state institutions.   In a series of high-profile meetings, the Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ali Yusuf Ali...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar u qaabilsan...

Soomaaliya iyo Masar oo Adkeeyay Xiriirka Istaraatiijiga ah iyo Iskaashiga Labada Dal

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka...

Wasaaradda Cadaaladda oo Soo Dhaweysay Gabdho Ku Guuleystay Barnaamijka Xoojinta Awoodda Sharciga

MUQDISHO - Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Faysal Aadan Xasan ayaa maanta kulan soo dhaweeyn ah Xarunta Wasaaradda...