Sarreeye Gaas Xaamud oo si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho – Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, kadib markii dhawaan loo magacaabay hoggaanka ciidankaasi.
Munaasabadda xil wareejinta ayaa ka dhacday xarunta Taliska Ciidanka Asluubta, gaar ahaan dhismaha ku yaalla dhinaca Xabsiga Dhexe. Xilka waxaa si rasmi ah ugu wareejiyay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Asluubta, General Cilmi...
Somalia intelligence agency says Al-Shabaab leaders killed in 10-month operations
MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has released a list of Al-Shabaab leaders killed during operations conducted over the past 10 months by its forces in coordination with international partners, the agency said in a statement.
NISA said the operations formed part of sustained efforts to weaken the militant group’s operational capacity and dismantle its senior leadership...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ka dhacay Daynuunaay
Bay - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul ka sheegtay dagaal culus oo ay la galeen kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay, kadib markii maleeshiyaadka ay isku dayeen weerar gaadmo ah.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada ay si xooggan uga hortageen weerarka, islamarkaana ay gaarsiiyeen kooxda khasaare culus.
Sida...
Sustainable Peace & Legacy for Future Generations-Peace is the legacy we must leave for future generations
Sustainable Peace & Legacy for Future Generations-Peace is the legacy we must leave for future generations.
Watch here:
Nabad Waarta & Dhaxalka Jiilka Soo Koraya- Nabadda waa dhaxalka aan uga tagno carruurteenna
Nabad Waarta & Dhaxalka Jiilka Soo Koraya- Nabadda waa dhaxalka aan uga tagno carruurteenna.
Halkan ka daawo:
African Union Urges Dialogue Over Tensions in Southwest Somalia
ADDIS ABABA - The chairperson of the African Union Commission, Mahmoud Ali Youssouf, said he was closely monitoring developments in Somalia’s Southwest administration and called for peaceful dialogue to resolve tensions between the region’s newly declared president and Villa Somalia.
In a statement, Youssouf urged Somali stakeholders to address the dispute through inclusive talks, emphasizing the importance of political dialogue...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Bilowday Barnaamij Tababar oo ku Saabsan Amniga Saaybarka
Muqdisho, Soomaaliya – 29 Maarso 2026 — Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa daahfuray barnaamij tababar oo loogu talagalay shaqaalaha dowladda si ay u helaan aqoonta shahaadooyin caalami ah oo ku saabsan Amniga Saaybarka.
Barnaamijku wuxuu diiradda saarayaa diyaarinta khubarada ICT-da ee hay’adaha dowladda si ay u helaan shahaadooyin caalami ah, taasoo kor u qaadaysa...
National Communications Authority Launches Cybersecurity Certification Training Program for Government Officials
Mogadishu, Somalia – March 29, 2026 — The Director General of the National Communications Authority, Mustafa Yasin Sheikh, inaugurated a specialized training program to equip government officials with internationally recognized cybersecurity certifications.
The program focuses on preparing ICT professionals across government institutions to obtain globally recognized certifications, strengthening their capacity to safeguard national data and respond to the growing risks...
Midowga Afrika oo ku baaqay wadahadal lagu in xalliyo khilaafka u dhaxeeya ee Koonfur-Galbeed iyo Villa Somalia
Addis Ababa - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa si dhow ula socda xaaladaha ka taagan maamulka Koonfur-Galbeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana uu ku baaqay in khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Cusub ee Koonfur-Galbeed iyo Villa Somalia lagu xalliyo wadahadal nabdoon.
Guddoomiyuhu waxa uu Golaha Wadatashiga Qaran ugu yeedhay qaab-dhismeed muhiim u ah wada-hadal loo dhan yahay iyo...
Somalia, Turkey Sign Deal to Boost Blue Economy and Maritime Cooperation
MOGADISHU — Somalia’s Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji Abdi attended a ceremony marking the implementation of a defense and economic cooperation agreement between Somalia and Turkey, aimed at strengthening maritime resource management and advancing the country’s blue economy.
The agreement, based on an understanding reached by Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Turkish President Recep Tayyip Erdogan, led...









