Puntland oo shaacisay doorashada kuraastii u dambeysay ee BF Soomaaliya

0

GAROOWE (SMN) – Guddiga maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Jadwalka Qabashada Doorashada 6-da kursi ee ugu dambeysa xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Qoraal ah ka soo baxay guddiga doorashaddaย  ee Puntland ayaa lagu sheegay in 18-ka bishaan Maarso la qabanayo doorashadda kuraastaasi.

15-ka bishaan Maarso oo shalay ku beegneyd ayey ku eked waqtigii loo jadwaleeyey in lagu soo afmeero doorashadda xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here