Qariiradda Dalladdda EAC oo lagu soo daray tan Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa Isbadal lagu sameeyay qariiradda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kadib ku biiristii Soomaaliya waxaana lagu biiriyay qariiradda Soomaaliya.

 

Qariiradda ayaa markii hore aheyd sida hoose ka muuqato.

Kadib ku biirista Soomaaliya ee EAC ayaa qariiradda isku badashay sida hoose ka muuqato.

 

Soomaaliya ayaa 24-kii November 2023 ku biirtay Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu xiligaas guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya kadib markii la aqbalay codsigeedii ku biiridda Ururka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here