Qatar iyo maamulka gobolka Banaadir oo ka wada-hadlay arimo muhiim ah + Sawirro

0

Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xiireey Axmed Roble ayaa ku booqday Xarunta Safaaradda Qatar ay ku leedahay Caasimadda Muqdisho Danjire Hassan Hamza Asad Hashem.

Danjire Hamza iyo Xoghayaha ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta dhameystirka Mashaariicda ka socda Magaaladda iyo sidii loo Horumarin lahaa Mashaariicda la filayo Mustaqbalka oo ay Safaaraddu wakiilka uga tahay Dowladda Qatar iyo dhamaan Hay’adahooda Kheyriga ah.

Kulanku waxuu kusoo idlaaday is afgarad iyo isfaham dhamaystiran waxaana lagu balamay in lajoogteeyo kulamadda noocaan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here