Qoor Qoor oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Baydhabo + Sawirro

0

BAYDHABO (SMN) -Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmad Cabdi Kaariye oo uu wehlinayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay Xildhibaanada dooran ee Baarlamaanka ee lagu doortay Koonfur Galbeed.

Kulankaan ayaa ujeedkiisu yahay xal u helidda dhameystirka hanaanka doorashada oo haatan maraya heer gebogebo ah.

Sidoo kale waxaa lagu soo qaaday kulanka sidii xildhibaanada dooran uga qeyb gali lahaayeen munaasabadda dhaarinta ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here