Sawirro: R/W Rooble oo kulamo la yeeshay FEIT iyo Beesha Caalamka

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay qaar kamid ah wakiillada Beesha Caalamka.

Rooble iyo xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka  dalka oo heer gebogebo ah maraya iyo u diyaar garowga dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee la qorsheeyay 14-ka bishan.

Sidoo kale ra’iisul wasaaraha ayaa la kulmay guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayeyaasha guud ee Labada Aqal ee BFS oo uu kala hadlay qabanqaabada iyo u diraar garowga dhaarinta xildhibaannada ee qorsheysan 14-ka blshan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here