DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 iyo saraakiil uu hoggaaminayay.
Kulanka ayaa looga hadlay dardar galinta howlaha Doorashoyinka Galmudug iyo Sugidda Amiga .
Qoor Qoor ayaa soo Gaba gabeeyay kulamo Amni oo maalmahan uu la lahaa Saraakisha AMISOM.