R/W Rooble oo kulan la yeeshay ururada bulshada rayidka ah + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha ururada bulshada rayidka ah , waxaana sidoo kale shirka goobjoog ahaa qaar ka mid ah golihiisa wasiirada.

Rooble oo ka hadlay madasha ayaa ugu baaqay in ay u istaagaan gurmadka dadka ay saameeyeen abaaraha ku dhuftay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Dowladda federaalka ah ayaa wadda qorshayaal ballaaran oo loogu gurmanayo dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku dhaqan gudaha dalka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here