Raashinkii ciidanka Danab oo la masuq-maasuqay iyo saraakiil loo xiray

0

MUQDISHO (SMN) – Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo warbixin ka soo saartay taageerada dowladda
Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira Al-Shabaab iyo bixinta taageerada muhiimka ah ee bini’aadantinimada iyo horumarinta.

 

Qoraalkan ayaa lagu caddeeyay in ka masuq-maasuqay raashinkii ciidanka Danab ee uu tababaro Mareykanka.

Sidko kale Wasaaradda Gaashaandhigg Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay xireen saraakiil sare oo lagu eedeeyay in ay leexsadeen raashinkii Ciidanka
Danab.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here