Ra’iisul Rooble oo booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee Masar

0

Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya  ee magaalada Qaahira,safiirka iyo howl wadeennada safaaradda ayuu ku dhiirigeliyay sii xoojinta howsha ay Qaranka u hayaan.

Ra’iisal wasaaraha Xukumadda  Federaalka ee Soomaaliya ayaa Kormeeray qeybaha  ay ka koobantahay   safaaradda,kalaasi oo u kula kulmay howl wadeennadda iyo masuuliyiinta ka howl galah xarunta waxaana  uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka.

Sidoo kale Rooble  ayaa xarigga ka jaray qeybo ka mid ah dhismaha safaaradda oo dib u dhis lagu sameeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here