Ra’iisul wasaare Rooble iyo Odowaa oo gaaray degmada Awdheegle

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, ayaa maanta gaaray degmada Aw-Dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Rooble ayaa gaaray Awdheegle, Waxa uuna la kulmayaa ciidamada Xooga ee ku sugan dalkaasi, isaga oo kala hadli doono howl-gallada ka dhanka ah dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab.

Awdheegle ayaa waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo lagu hoobtay, una dhexeeyey ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here