Rooble & madax kale oo ka qayb-galay Salaadda Jinaasada xildhibaan Aamina

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u naxariistee xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo xildhibaan hore Cali Cabdi Dhuxul oo ka mid ah dadkii ku geeriyooday qaraxii xooganaa ee xalay ka dhacay Baladweyne.

Allaha u naxariistee marxuumad Aamina Maxamed ayaa ku geeriyootay qarax ismiidaamin ahaa oo xalay lagula beegsaday magaalada Baladweyne, waxaana maanta aas qaran llogu sameeyay Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here