Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la qaatay guddiga doorashooyinka

0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).

Guddiga doorashooyinka ee uu la kulmay Raโ€™iisul Wasaare Rooble ayaa Warbixin ka siiyay Halka ay marayaan howlaha Doorashada, iyagoo sidoo kale usoo jeediyey codsiyo la xiriira fududeynta Howlaha Doorashooyinka.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa guddiga Doorashooyinka uga jawaabay Codsiyadooda waxaana la isla gartay in ay muhiim tahay habsami u socodka Doorashooyinka Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here