Sawirro: Rooble oo kulan xasaasi ah la yeeshay midowga musharixiinta

0

Raiisul wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta waxaa uu kulan xafiiskiisa kula yeeshay Xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta sida madaxwaynayaashii hore ee dalka.

Kulanka inta uu socda waxaa loogu hadlay qodobo ay ku jiraan Doorashooyinka, Kiiska ikraan Tahliil Faarax iyo Sidoo kale Dajinta xasaradaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here