Rooble oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Banaadiriga + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka iyo guddiga doorashada ee Beelaha Banaadiriga.

Kulankan oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay hufnaanta doorashada kuraasta Banaadiriga oo ka dhaceyso magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa kuulanka goobjoog ahaa Guddiyada Doorashada Heer Federaal ee (FEIT) iyo Xallinta Khilaafaadka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here