Rooble oo shaqada ka joojiyey xubno ka mid ah guddiga xallinta + sababta

0

MUQDISHO (SMN) –  Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo.

Xubnahan ayaa waxaa lagu eedeeyey inay ku milmeen siyaasadda isla-markaana ay baal mareen xeer anshaxa doorashada.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here