Saciid Deni oo hoggaanka u hayo natiijada doorashada PUNTALND

0

GAROOWE (SMN) – Waxaa goordhow la shaaciyay natiijada wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo ay ku tartameen illaa 11 musharrax.

 

Wareeggan waxaa kasoo gudbay saddex musharrax, waxaana hoggaanka u haya madaxweynaha hadda talada haya ee Saciid Cabdullaahi Deni oo 35 cod.

Waxaa kusoo xiga Dr Guuleed Saalax Barre oo helay 9 cod iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya oo isna helay 8 cod, sida lagu sheegay natiijada la shaaciyay.

Sidoo kale waxaa haatan billowday wareegga labaad oo ay ku tartamayaan saddexdan musharrax oo kii kasoo baxaa uu noqon doono madaxweynaha cusub ee Puntland.

Wixii kordha kala soco: Shabellemedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here