Safiirka Mareykanka oo ka hadlay xaaladda ammaanka ee Soomaaliya

0

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa cambaareeyey weeraradii toddobaadkii hore Al-Shabaab ay ka gaysteen magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne, kuwaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof.

Safiirka oo waraysi siiyey VOA ayaa sheegay in ujeeddada weeraradan ay ahaayeen inay Soomaaliya kahor istaagaan dib u soo kabashada.

Waraysigan oo dheer ayaa safiirku wuxuu sidoo kale kaga hadlay la dagaalanka Al-Shabaab, arrimaha doorashada, iyo mowqifka Maraykanka ee midnimada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here