DF oo doonyo sida shixnado gargaar ah u dirtay Jubbaland iyo Puntland

0

MUQDISHO (SMN) – Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka ayaa laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland.

 

Guddoomiyaha hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa galabtii doonyahaan ka sagootiyey dekedda Muqdisho

Gargaarkaan raashinka ah ayaa loo diray bulshada ku dhaqan deegaanada ay ka jirto xaalado baniโ€™aadanimo oo adag, taas oo ka dhalatay daadad ka dhashay cimilada El Niรฑo.

Waa gargaarkii labaad ee loo diro Jubaland oo ka mid ah Dowlad-Goboleedyada dhibaatada ugu badan ay ka soo gaartay daadadka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here