GAROOWE (SMN) -Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hayโadda UNDP Soomaaliya Mr Jocelyn Mason.
Kulanka ayaa looga hadlayย horumarinta mashaariicda UNDP ka fuliso Puntland, dardargelinta qorsheyaasha socda
Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee UNDP iyo dowlad goboleedka Puntland.