Sawirro: Maxay ka wada-hadleen DF Soomaaliya iyo hay’adda UNICEF?

0

MUQDISHO (SMN) – Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Mudane Asad Yusuf Qanyare, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Mudane Najmudin Bilal.

Agaasimaha iyo Najmudin Bilal ayaa ka wada hadlay xoojinta adkeysiga iyo horumarinta isticmaalka nidaamyada dalka.

Sidoo kale waxa ay hoosta ka xariiqeen baahida loo qabo in la dar dargaliyo mashaariicda horumarineed ee dalka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here