Sawirro: R/W Rooble oo wada-hadallo la yeeshay wafdi ka socda Shiinaha

0

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u qaabilsan Geeska Afrika, Xue Bing.

Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidoo kale arrimo la xiriira gobolka Geeska Afrika.

Rooble ayaa sidoo kale ka codsaday Shiinaha inuu kaalin ka geysto abaaraha saameeyey dalka, gurmad deg deg ahna ay gaarsiiyaan dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here