Sawirro: Rooble oo Kismaayo kula kulmay Siyaasiyiinta Jubbaland ee gobolka Gedo

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Kismaayo kula kulmay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Jubbaland ee ka soo jeeda Gobolka Gedo, taas oo qeyb ka ah dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee dib u heshiisiinta Gedo.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ugu horeyso dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha dib u heshiisiinta Gobalka Gedo.

Sidoo kale waxaa lagu wadaa inuu ra’iisul wasaaraha maanta mashaariic kala dunwa oo horumarineed ka dhagax-dhigo gudaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Sidoo kale lagu wadaa inuu mashaariic kala dunwa oo horumarineed ka dhagax-dhigo gudaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here