Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Turkiga + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir soconaya mudo seddex maalmood ah.

 

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin dalka Turkiga, waxaa uu uga qayb gali doonaa shir ay isugu imaanayaan madaxda Baarlamaanada wadamada Islaamka.

Sidoo kale waxa uu  kulamo kala duwan la qaadan doonaa madaxda baarlamaanka dalkaasi.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here