Sawirro: Shir looga hadlayo xakameynta hubka oo ka furmay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiir kuxigeenka Wsaaradda Gaashaandhigga XFS C/fitaax Qaasim ayaa manta magaalada Muqdisho wuxuu ka furay Shirweyne ku saabsan Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Walxaha Qarxo,kaas oo socon doono muddo labo maalin ah.

 

Shirkaan waxaa ka qayb galaya mas’uulyiin ka socda dowladda federaalka, dowlad goboledyada iyo xubno ka socda beesha Caalamka.

Waa shirkii uga weynaa ee la qabto tan iyo intii Soomaaliya laga qaaday Cuna-qabateynta hubka horaantii bishii December 2023-kii.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here