Sawirro: Wasiirka amniga Soomaaliya oo shir uga qayb-galay dalka Tuniisiya

0

TUNIS (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Xil. Cabdullahi Maxamad Nuur iyo Wafdi Uu hogaaminaayo ayaa dalka Tuniisiya kaga qeyb-galay shirka 39-Aad ee Golaha Wasiirada arimaha gudaha iyo Amniga Carabta.

Wasiirka ayaa inta uu shirka socday kulamo la Yeeshay Madaxweynaha Tunisia, Kais Saied, Wasiirka Arimaha gudaha Masar, Mahmoud Tawfik , Wasiirka arimaha gudaha iraq Othman Al-Ghanmi, Xoghayaha guud ee golaha Wasiirada arimaha gudaha carabta, Dr. Mohammed Bin Ali Koman iyo Masuuliyiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here