Sawirro: Xaggee marayaan dadaallada nabadeed ee Saax-meygaag?

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag, ayaa dadaal ku bixiyay nabadeynta beelo walaalo ah oo halkaasi ku diriray, waxaana lagu guuleystay in  la sameeyo xabad joojin Kadibna loo gudbo Shirka nabadeynta ee lagu dhex dhexaadinayo Beelaha dirirtu dhexmartay.

Qoraal kasoo baxey madaxtooyada puntland ayaa lagu sheeegay in lagu guuleystey in  la sameeyo xabad joojin Kadibna loo gudbo Shirka nabadeynta ee lagu dhex dhexaadinayo Beelaha dirirtu dhexmartay.

Karaash ayaa hoggaamin doona Shirka nabadeynta ah oo berito dhici doona, Kaasi oo ay kawada qeybgeli doonaan dhammaan Isimada iyo Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada deegaanka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here