Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay hindise sharciyeed cusub + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadi ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho.

 

Golaha ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowalda, waxaana codka kalsoonida siiyay 27 Sanatar, waxaa diiday labao Sanatar wax ka aamusana ma jirin.

Kulanka maanta ee sharciga Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowalda lagu ansixiyay waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labadaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here