Shacabka ku dhaqan Yaaqshiid oo bilaabay arrin ay uga hortegayaan dhaca burcadda

0

Shacabka ku dhaqan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa billaabay inay ka hortegaan kooxaha xilliyada habeenkii ah dhaca ka geysta gudaha degmadaasi, iyaga oo la yimid xeelad cusub.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ee Waaxda Horseed ayaa billaabay in Salaadda Maqrib, kadib ay xiraan waddooyinka soo gala waaxdaasi, si ay is-hortaag ugu sameeyaan mootooyinka nooca Bajaajta oo inta badan ay adeegsadaan kooxaha hubeysan ee dhaca ka geysta magaalada Muqdisho.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here